Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, May 5 , 2021
Jigjiga: Warshad soo saaraysa Oxygenta oo laga furay Jigjiga
Arbaco, May 05, 2021 (HOL) - Waxaa maanta markii u horeysay xariga laga jaray Warshad soo saaraysa Oxygenta, taas oo maalintiiba soo saaraysa 200 oo haamood oo Oxygen ah. iyo waliba Shaybaar casri ah oo lagu baadhayo Caabuqa COVID-19.
Xafladda xarig jarka ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxweynaha degaanka Mustafe cagjar, ku-xigeenkiisa Ibraahim Cusmaan, Wasiirka Xafiiska Caafimaadka Dr. Yuusuf Maxammed iyo Masuuliyiin kale.
Haddaba Warshadan oo ah tii u horeysay ee degaanka Soomaalida laga hirgaliyo, ayaa noqonaysa mid lagaga maarmayo Oxygen tii meelaha kale loo doonan jiray, waxayna kusoo hagaagaysaa xilli baahi badan loo qabay oo wali uu jiro cudurka Covid 19.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxwayne Mustafe cagjar oo hadda Gaari minibus ah guddoonsiiyay Guuleed yare
5/5/2021 5:46 PM EST
Arbaco, May 05, 2021 (HOL) - Madaxwaynaha DDS Mustafe cagjar oo dhiirigalinaya Guuleed Ibraahim ayaa waxaa uu galabta guddoonsiiyay gaari minibus ah.
Xal hor dhac ah oo laga gaaray xiisadii toddobaadyadii ugu danbeeyay ka taagneyd Muqdisho
5/5/2021 5:44 PM EST
Arbaco, May, 05, 2021 (HOL) -Iyadoo dhawaan guddi farsamo uu u saaray Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya xal u helida xiisadii ka dhalatay go'aankii Baarlamaanka ee muddo korarsiga, ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho ugu danbeyntii waxaa ay xal hor dhac ah ka gaareen soo afjarida xiisadaasi,
Boqalaal qoys oo ka barakacay fatahaada webiga Shabeelle uu ka sameeyay gobolka Shabeellada dhexe
5/5/2021 8:44 AM EST
Arbaco, May 05, 2021 (HOL) - Boqolaal qoys ayaa ka barakacay tuulooyinka Baarreey iyo Mayooko oo hoos taga degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe, kadib markii halkaas uu ku fatahay webiga Shabeelle.
Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo ku shiray Teendhada Afisiyooni
5/5/2021 8:17 AM EST
Arbaco, May 05, 2021 (HOL)-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir ku leh teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlaya xaalada siyaasadeed ee dalka
Jarmalka oo mamnuucay ururo samafalka ka shaqeeya oo lagu eedeeyay inay maalgaliyaan Alshabaab
5/5/2021 7:54 AM EST
Arbaco, May 05, 2021 (HOL) - Wasiirka arimaha gudaha dalka Germany Horst Seehofer ayaa mamnuucay ururka islaamiyiinta ee fadhigoodu yahay Düsseldorf, isagoo looga shakisan yahay inuu maalgeliyo kooxaha islaamiyiinta mayalka adag sida Falastiiniyiinta Xamaas iyo kooxda Al-Shabab ee Soomaaliya.
Saddex ruux oo ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
5/5/2021 6:07 AM EST
Arbaco, May 05, 2021 (HOL)-Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax miino oo goor dhaw ka dhacay deegaanka Kaxda ee dulleedka magaalada Muqdisho.
Dagaal Beeleed Saaka ka qarxay duuleedka magaalada Baledweyne
5/5/2021 2:38 AM EST
Arbaco, May, 05, 2021 (HOL) - Dagaalkan ayaa u dhaxeeya laba Maleeshiyo Beeleed oo walaalo ah oo wada dega Galbeedka magaalada Baledweyne ayaa ka socda deegaanka Haarcadeey oo qiyaastii Baledweyne kaga beegan ilaa 6KM dhinaca Galbeed.
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay culimada Somaaliyeed
5/5/2021 12:09 AM EST
Arbaco, May, 05, 2021 (HOL) - Madaxweynaha xilka sii haya ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyda Soomaaliya kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed.
Somali News
PM Roble meets with international community
-
HOL
5/5/2021 8:03 PM EST
Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble and representatives of the international community met in Mogadishu on Wednesday n the Aficio tent to discuss the political situation in Somalia.
Christian Pulisic helps Chelsea past Real Madrid and into the Champions League final
-
The Washiongton Post
5/5/2021 6:01 PM EST
European club soccer will bestow its most illustrious trophy to an English Premier League team, a scenario ensured Wednesday in a nervy atmosphere in west London when Chelsea defeated Real Madrid to join Manchester City in the Champions League final May 29 in Istanbul.
Somali government, opposition agree to withdraw forces from Mogadishu
-
HOL
5/5/2021 2:14 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Somali PM and the opposition struck a deal on Wednesday that would see all warring forces vacate their positions in Mogadishu within 48 hours.
COVID-19 Variant from India Detected in Kenya, Health Ministry Confirms
-
Tuko
5/5/2021 12:59 PM EST
The health ministry made the announcement on Wednesday, May 5, and said the deadly variant was found among five people in Kisumu.
Somali government seeks opposition leader’s help in demilitarising Mogadishu
-
HOL
5/5/2021 7:48 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The Somali government has sought the intervention of opposition leader and former president Sharif Sheikh Ahmed to remove security forces and armed militias from the capital Mogadishu following the easing of tensions.
Three people killed in car bomb attack in Mogadishu
-
HOL
5/5/2021 7:37 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Three people were killed and several others injured in Mogadishu Wednesday following a car bomb attack.
The US is wary of China's military ambitions in Africa
-
Insider
5/5/2021 7:34 AM EST
With a population of under 1 million, Djibouti on the Horn of Africa is one of the smallest countries on the continent.
Qatari special envoy in Somalia over electoral impasse
-
The East African
5/5/2021 7:26 AM EST
Qatar has sent a special envoy from the office of the Foreign Minister, Mutlaq bin Majed Al-Qahtani, to Somalia to engage with the country's political rivals in what could be a change in tack for the Gulf country that has been siding with President Mohamed Farmaajo.
Suspected extremist in Kenya’s east blow up truck killing 2
-
AP
5/5/2021 12:57 AM EST
NAIROBI, Kenya (AP) — At least two people were killed near Kenya’s eastern border with Somalia when the vehicle they were travelling in ran over an explosive device suspected to have been planted by the extremist al-Shabab rebels, officials said Tuesday.
How illicit Trade destabilises the Swahili Coast
-
CNBC Africa
5/5/2021 12:39 AM EST
The ancient trade routes of East Africa’s Swahili Coast – a 3,000 kilometre littoral stretching from Somalia in the north to Northern Mozambique in the south – is riddled with illegal trading. These networks are connected to political instability in the wider region as well as the emergence of extremist movements which threaten to undermine and corrode the region’s fragile institutions.
Buffer zone on Kenya-Somalia border takes shape
-
The Star
5/5/2021 12:28 AM EST
Kenya is on course with the construction of the 700km-long barrier along its border with Somalia.
Maine’s refugee community prepares for resettlements after Biden announcement
-
WMTW
5/5/2021 12:17 AM EST
LEWISTON, Maine — Following a surprise announcement from President Joe Biden Monday, refugee resettlement workers in Maine are developing plans to help as many people as possible before the close of this fiscal year in September.
Clan conflict causes chaos for families in Sool region
-
Radio Ergo
5/5/2021 12:12 AM EST
(ERGO) – Asha Mohamed Abdirahman had to flee for her life when violent clan conflict broke out in Dhabar Dalool, a remote village in the arid plains of northern Somalia’s Sool region.
Somalia, partners vow to expand vaccination coverage
-
AA
5/5/2021 12:06 AM EST
Vaccines bring people closer to healthier world, also permissible to be taken during Ramadan, says Health Ministry