Guddida anshax-marinta iyo xalinta khilafaadka ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland oo digniin u diray musharixiinta

Cabirka Farta
 Guddida anshax-marinta iyo xalinta khilafaadka ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland oo digniin u diray musharixiinta

Axad, May, 16, 2021 (HOL) - Guddida anshax-marinta iyo xalinta khilaafaadka, ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa digniin u diray qaar kamida musharixiinta, oo ay sheegeen in ay bilaabeen ollole aan wakhtigiisi la gaadhin.

newsinsideWarmurtiyeed ay guddidu soo saartay, ayaa lagu sheegay in musharaxa olloleeya ka hor mudadda ollolaha uu wajihi doono ciqaab sharci.

Warmurtiyeedka ayaa u dhignaa sidan: -

Guddida anshax-marinta iyo xalinta khilafaadka ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland oo digniin u diray musharixiinta

Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]