Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Mar 7 , 2021
Carruur Haraad dartiis ugu geeriyootay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi aay ka jiraan xaalado Bani'aadanimo mida ugu daran.
Degmada Ceelwaaq ayaa ku jirta go'doon aay saareen dhaqdhaqaaqa Al-shabaab waxaana degmadaasi iyo nawaaxigeeda laga soo sheegaya Abaaro baahsan oo halkaasi ka jira.
Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq Sahal Macalin Aadan ayaa Warbaahinta u sheegay in laba caruur ah aay haraad udhinteen xaaladuna tahay mid marba marka ka dambeysa kasii dareysa.
Guddoomiye Sahal ayaa codsaday in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ku nool degmada Ceelwaaq iyo tuulooyinka hoos yimaada oo xaaladoodu tahay mid aad u liidato.
Dhawaan ayay aheyd markii Xukuumadda Soomaaliya aay shaacisay in Abaaro ba'an aay ka jiraan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo kuna dhawaaqday guddiga gaar ah oo qaabilsan wax ka qabashada xaaladaha Bani'aadanimo ee ka taagan gobolka Gedo.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Hargaysa: dad waxyeelo kasoo gaadhay dugsi uu dab ka kacay
3/7/2021 3:35 PM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - 48 qof oo arday u badan ayaa ku dhawacmay dab qabsaday dugsiga Dacwa, oo ah dugsi diinta Islaamka lagu barto.
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika
3/7/2021 1:29 PM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koofur Afrika gaar ahaan tuuladda lagu magacaabo Khayelitsha Site B ayaa sheegaya in galinkii dambe ee maanta halkaasi lagu dilay ganacsade Soomaaliyeed.
Kiisaskii ugu danbeeyay cudurka Covid 19 ee Soomaaliya
3/7/2021 1:21 PM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Wasaarradda Caafimaadka ayaa soo saartay saameynta cudurka Covid 19 ee Soomaaliya 24 saac ee la soo dhaafay iyadoo baaritaan lagu sameeyay dad gaaraya 1,966.
Raysal Wasaare Rooble oo markale ku celiyay inuu diyaar u yahay wadahadalada Midowga Musharaxiinta
3/7/2021 10:04 AM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu diyaar u yahay sii waddida dadaallada wadahadallada u dhaxeyay isaga iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.
Saraakiisha milatariga Soomaaliya oo walaac ka muujiyay go’aanka lagu xakamaynayo duqeymaha Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya
3/7/2021 6:51 AM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Saraakiisha sar sare ee Milatariga Soomaaliya ayaa ka walwalsan amarka cusub, ee lagu soo rogay weerarada cirka oo Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya, taasoo hadda kadib loo baahan yahay in Aqalka Cad laga saxeexo hawlgalada.
Daahir Geelle '' Waa in ay sii socdaan wada hadallada Midowga musharixiinta iyo Ra'iisal Wasaare Rooble
3/7/2021 5:37 AM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL)- Afhayeenka Golaha Midowga Musharixiinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in uu soo jeedinayo sii socoshada wada hadallada Midowga Musharixiinta iyo Ra'iisal Wasaare Rooble.
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in sharciga la horkeeni doono ciddii Alshabab u sahashay weerarkii xabsiga Bosaso
3/7/2021 3:40 AM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay inuu socdo baaritaan lagu oggaanayo cidda u sahashay in Alshabaab ay weeraraan xabsiga magaalada Bosaso, halkaas oo ay kala baxeen maxaabiis muddo dheer uga xirnaa oo qaarkood dil sugayaal ahaa.
Qarax lagu dilay askar ka tirsan militariga Soomaaliya
3/7/2021 2:26 AM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) -Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegay in qarax loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay lagu dilay askar ka tirsan militariga Soomaaliya.
Jabuuti oo la gaarsiiyay Tallaalka Covid 19
3/7/2021 12:04 AM EST
Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Jabuuti ayaa markii ugu horreysay la gaarsiiyay oo heshay cadad aan la shaacin oo ah qeybtii ugu horreysay tallaalka cudurka Covid 19 oo saameyn ba'an ku haya guud ahaan caalamka.
Somali News
Sisi says Egypt, Sudan reject Ethiopia Nile dam 'fait accompli'
-
AFP
3/7/2021 5:01 PM EST
Khartoum (AFP) - Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi warned Saturday against Ethiopia continuing to fill its Nile dam, on his first visit to Sudan since the ouster of longtime autocrat Omar al-Bashir nearly two years ago.
Meet Mogadishu’s first female rickshaw taxi driver
-
Al Jazeera
3/7/2021 4:48 PM EST
Saynab Abdikarin has ventured into an industry that was exclusively male-dominated in conservative Somalia.
Abdi draws inspiration from Mo Farah after Djibouti marathon
-
Nairobi News
3/7/2021 11:08 AM EST
Somali-born Belgian long-distance runner Bashir Abdi shared glowing tributes of Olympic champion Mo Farah who beat him in the inaugural Djibouti half marathon championship at the weekend.
AMISOM mourns founding leader, pays tribute for his role in Somalia
-
HOL
3/7/2021 8:42 AM EST
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has mourned the death of its founding ambassador Nicolas Bwakira and praised him for his role in building the foundation of the African Union sanctioned force which has been operating in Somalia for over a decade now.
Three soldiers killed in landmine attack in southwestern Somalia
-
HOL
3/7/2021 4:06 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Three Somali National Army soldiers were Sunday killed in a landmine attack in Bakool region in south western Somalia.
Hamdi Mohamed seeks to be first woman of color elected to Port of Seattle Commission
-
SSE
3/7/2021 1:48 AM EST
Hamdi Mohamed has had a connection to the Port of Seattle in one way or another for the majority of her life.
Djibouti receives first shipment of COVID vaccine
-
HOL
3/7/2021 1:45 AM EST
Djibouti (HOL) - Djibouti has received its first batch of the COVID-19 vaccine through the COVAX initiative on Saturday, becoming the second nation in the Middle East and North Africa (MENA) to obtain the vaccine.
Death toll in bombing in Somalia’s capital rises to 20
-
AP
3/7/2021 12:36 AM EST
NAIROBI, Kenya (AP) — The death toll has risen to at least 20 after a vehicle packed with explosives rammed into a popular restaurant in Somalia’s capital on Friday night, with 30 wounded, the government news agency reported Saturday.
Somalia Fears New US Airstrike Guidance Is Benefiting al-Shabab
-
VOA
3/7/2021 12:34 AM EST
A key U.S. partner in the fight against terrorism is growing increasingly uneasy about the Biden administration’s new guidance on the use of drones and airstrikes, concerned that the changes are giving an already emboldened al-Qaida affiliate more room to operate.