Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Mar 5 , 2021
Dil xalay ka dhacay magaalada Godey iyo gadood ka dhashay dilkaas
Jimco Maarso, 05, 2021 (HOL) - Habeenkii xalay ahaa ayaa dil loogaystay wiil dhalinyaro ahaa oo ku noolaa magaalada Godey ee Degaanka Soomaalida.
Dilkan ayaa sida wararku sheegayaan waxaa gaystay Askari, balse wali lama ogaan waxa sababay dilka wiilkan, iyadoo markii dambena gacanta lagu dhigay Askarigii dilka gaystay.
Dadka deggan magaalada Godey ayaa saaka ka gadooday dilka loogaystay wiilkan, iyadoo Booliska magaaladuna ay ku dadaalayaan sidii aysan dhibku usii fidin, isla markaana loosugo amniga magaalada.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]
Afhayeenka Booliiska '' 10 ruux ayaa ku dhimatay qaraxii caawa lagu weeraray maqaaxida Luul Yemeni
3/5/2021 3:11 PM EST
Jimco, Maarso, 05, 2021 (HOL)-Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta kula hadlayay goobta uu ka dhacay qarax culus oo caawa lagu weeraray maqaaxi lagu magacaabo Luul Yemen oo ku taala degmada Xamar-Jajab ayaa sheegay in ay ku dhinteen 10 ruux oo u badnaa dad shacab ah.
Faah faahin ku saabsan qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
3/5/2021 1:26 PM EST
Jimco, Maarso, 05, 2021 (HOL) --Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo goor dhaw maqaaxi lagu magacaabo Luul Yemeni oo ku dhiggan dekedda magaalada Muqdisho.
Puntland oo sheegtay in ay soo af-jartay dagaal ka daba tag ah oo ku qaaday kooxdii Shabaab ee xalay weeraray xabsiga Bosaso
3/5/2021 1:18 PM EST
Jimco, Maarso, 05, 2021 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in ay soo af-jartay dagaal ay maanta ku qaaday kooxdii Alshabaab ee xalay weerartay xabsiga dhexe ee magaalada Bosaso, halkaas oo ay kala baxeen maxaabiis badan oo kaga xirnaa xabsiga Bosaso.
Wasiirka amniga Soomaaliya oo soo dhoweeyay in golaha midowga musharrixiinta ay baajiyeen mudaharaadkoodii
3/5/2021 12:55 PM EST
Jimco, Maarso, 05, 2021 (HOL) - Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa soo dhoweeyay go’aankii ay golaha midowga musharrixiinta madaxweynaha ku baajiyeen mudaharaadkoodii berrito.
Qarax aad u weyn oo goor dhaw ka dhacay Maqaaxi lagu magacaabo Luul Yemen oo aan ka fogeyn dekedda Muqdisho
3/5/2021 12:28 PM EST
Jimco Maarso, 05, 2021 (HOL) - Qaraxan oo loo maleynayo in uu yahay mid ismiidaamin ah ayaa goor dhaw ka dhacay Maqaaxida lagu magacaabo Luul Yemeni oo aan ka fogeyn dekedda Xamar.
Midowga Musharixiinta oo dib u dhigay dibadbaxii maalinta berri ah loo balansanaa
3/5/2021 11:53 AM EST
Jimco Maarso, 05, 2021 (HOL) - Midowga Musharixiinta caawa ku dhawaaqay in ay dib u dhigeen dibadbaxii loo balansaa in la qabto maalinta berri, iyaga oo ku eedeeyay dowladda in ay ka baxday balimihii ay horey u galeen.
Madaxweynaha Puntland oo safar degdeg ah ku tagay Bosaaso kadib weerarkii xalay lagu qaaday xabsiga ugu weyn Puntland
3/5/2021 8:04 AM EST
Jimco, Maarso, 05, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar degdeg oo dhinaca hawada ah ku tagay magaalada Bosaso, kadib markii xalay ururka Alshabab uu weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee Bosaso, halkaas oo ay kasii daayeen maxaabiis.
Waa maxay qoddobada ay isku fahmi waayeen Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta
3/5/2021 3:44 AM EST
Jimco, Maarso, 05, 2021 (HOL) - Midowga Musharixiinta ayaa soo bandhigay ilaa far qoddob oo sabab u ahaa fashilka ku dhacay shirkii xalay Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta ay ku yeesheen Hotel Decale ee magaalada Muqdisho.
Midowga Musharixiinta '' Shirka waxaa fashiliyay madaxweyne Farmaajo
3/5/2021 1:16 AM EST
Jimco Maarso, 05, 2021 (HOL) - Shir jaraa'id oo ay qabteen midowga Musharixiinta kaddib markii uu fashil ku soo idlaaday kulankii ay la yeesheen Ra'iisal Wasaare Rooble ayeey ku sheegeen in madaxweyne Farmaajo si is daba joog ah ula socday kulanka, islamarkaana uu isaga ka danbeeyay shirkaasi uu burburo.
Ra'isal Wasaare Rooble oo ka hadlay fashil ku yimid shir uu xalay la yeeshay Midowga Musharixiinta
3/5/2021 12:24 AM EST
Jimco Maarso, 05, 2021 (HOL) - Waxaa xalay lagu kala kacay oo fashil ku soo idlaaday shir Hotel Decale ee magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta dalka.
Somali News
At least 20 killed by suicide car bomb blast in Somalia
-
Al-Jazeera
3/5/2021 2:42 PM EST
At least 20 people were killed and 30 wounded by a suicide car bomb just outside a restaurant near the port in Somalia’s capital Mogadishu late on Friday.
Somali rights defender Zahra Ahmed wins Women of Courage Award
-
HOL
3/5/2021 11:01 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somali human rights defender Zahra Mohamed Ahmed has been honoured by the US Government for her contribution towards championing for rights of vulnerable groups in Somalia.
Government blocks roads in Mogadishu amid uncertainty over failed electoral talks
-
HOL
3/5/2021 10:06 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The Federal Government has mounted barriers on roads leading to Darjika Dahson the venue of protests by the opposition in what signals a possible confrontation as Somalia plunges into uncertainty over the ongoing electoral stalemate.
Kenya government explores new markets for Miraa
-
The Digital Standard
3/5/2021 8:07 AM EST
The government is exploring new options for Miraa after running into problems with Somalia, a key market in the region.
Somali gov't and opposition talks on electoral process collapse
-
Xinhua
3/5/2021 8:02 AM EST
Talks between the Somali government and opposition presidential candidates have collapsed, but some progress in the negotiations has resulted in relative calm in the past few days, Prime Minister Mohamed Roble said Friday.
Macron admits France murdered top Algerian independence figure
-
Al Jazeera
3/5/2021 3:27 AM EST
French authorities previously claimed that Ali Boumendjel committed suicide in detention, a lie that his widow refused.
Somali journalist Jamal Farah Adan shot and killed, Al-Shabaab claims responsibility
-
CPJ
3/5/2021 12:50 AM EST
Authorities in the Somali semi-autonomous region of Puntland should conduct a swift and thorough investigation into the killing of journalist Jamal Farah Adan and hold those responsible to account, the Committee to Protect Journalists said today.
Biden secretly limits drone strikes, amid congressional scrutiny over war powers
-
The Independent
3/5/2021 12:48 AM EST
The Biden administration secretly put temporary limits on the use of drone strikes and commando raids outside of traditional battlefield settings like Afghanistan or Syria, part of a larger national security review of whether to alter use of force rules from the Trump administration.
UN seeks $266mln to bring food to 3 million refugees in East Africa
-
Ecofin Agency
3/5/2021 12:40 AM EST
(Ecofin Agency) - The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) and the World Food Program (WFP) launched a joint tender to raise $266 million to provide food aid to refugees in East Africa.
These sisters started a publishing house to launch a novel featuring a Black Muslim teen Social Sharing
-
CBC
3/5/2021 12:24 AM EST
'We will not be silenced. We have a voice and we will tell those stories'
At least 2 killed, 3 wounded in attack on prison in Somalia
-
AA
3/5/2021 12:10 AM EST
Death toll may rise in attack on central prison housing members of al-Shabaab terrorist group