Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Jan 27, 2021
Madaxweyne Deni: Askari kasta oo Puntland u shaqeeya wuxuu bishii mushaar u qaadandoonaa $250
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Madaxeynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa qoraal uu maanta kusoo daabacay bartiisa facebook wuxuu ku sheegay in mushaarka ciidamada Puntland la gaarsiiyay heerkii ugu sareeyay abid.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay askari walba inuu mushaarkiisu ahaandoono $250, halka uu markii hore ka ahaa %70.
“Askariga mushaharkiisu wuxuu ahaa $70, hadda waxaan gaarsiinay mushaharka Askariga $250 oo cuntadii ugu jirto, si aan mooralkooda kor ugu qaadno, Saraakiishuna intaasi ka badan oo darajadooda ayeey ku mushahar qaataan,” ayuu yiri madaxweyne Deni
Haddii ay tallaabadan sidaan ku dhaqan gasho wuxuu madaxweyne Deni noqondoono madaxweynihii ugu horeeyay Puntland ee mushaar intaas le’g siiya ciidamada, iyadoo la ogyahay in marar badan ay ciidamada Puntland ka caban jireen mushaar la'aan kadibna sameyn jireen gadood ciidan.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Hergalinta doorashada heer federaal
1/27/2021 1:25 PM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Iyadoo wali aan laga heshiin khilaafka ka taaggan qabsoomida doorashada heer federaal ayaa warbixin arintan ku saabsan waxaa soo saaray guddiga her galinta doorashooyinka heer federaal.
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wasiirka difaaca UK
1/27/2021 10:41 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender.
Dowladda Kenya oo soo dhoweysay warbixintii guddiga xaqiiqo raadinta IGAD
1/27/2021 7:16 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa waxay soo dhaweysay Warbixinta guddiga Xaqiiqo raadinta ee uu aasaasay madaxweynaha Jabuuti lsmaaciil Cumar Geelle, guddigaas oo ku shaqeynayay waajibaadka IGAD.
Askar ka tirsan militariga Soomaliya oo lagu dilay weerar goor dhaw ka dhacay dulleedka degmada Balcad
1/27/2021 6:41 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) -Inta la xaqiijinayo 10 askari oo ka tirsan ciidanka militariga dowladda Soomaaliya ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo lagu qaaday xili ay marayeen dulleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Qarax lala eegtay gaari ay la socdeen shaqaalaha ku howlan dhismaha waddada Afgooye
1/27/2021 4:35 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Hal qof oo shacab ah ayaa lagu waramayaa in uu ku geeriyooday Qarax goor dhaw lala eegtay gaari ay la socdeen qaar ka mid ah shaqaalaha ku howlaha dhismaha waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.
Dowladda Soomaaliya oo kasoo horjeesatay warbixin ay soo saareen guddiga xaqiiqo raadinta muranka Soomaaliya iyo Kenya
1/27/2021 3:29 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo saaray dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya.
Muddo kordhin loo sameeyay howlgalka ciidanka Turkiga ee Xeebaha Soomaaliya
1/27/2021 2:40 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Baarlamaanka dowladda Turkiga oo yeeshay kulan aan caadi aheyn ayay ku ansixiyeen qaraar la xiriira muddo kordhin ku saabsan howlgalka ciidamada Turkiga ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya iyo gacanka Cadmeed.
Dowladda oo magaalo kale u wareejisay maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii degmada Beled-Xaawo
1/27/2021 1:10 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ka qaaday degmada Beled-Xaawo maxaabiistii dhawaan lagu qabtay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay gudaha degmada, kuwaa oo loo wareejiyay degmada Doolow.
Madaxweyne Biden oo khadka telleefoonka kula hadlay dhiggiisa Ruushka
1/27/2021 12:05 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden oo dhawaanta xafiska la wareegay ayaa khadka telleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir Putin oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah.
Xafiisyadii ONLF ee dowlad deegaanka Soomaalida oo la xiray
1/27/2021 12:02 AM EST
Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Afhayeenka Ururka ONLF Cabduqaadir Hirmooge Cadaani ayaa sheegay in la xiray inta badan xafiisyadii Ururka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya isaga oo sheegay in aysan ogeyn sababta arintaa la xiriirta.
Somali News
Biden Freezes U.S. Arms Sales to Saudi Arabia, U.A.E.
-
WSJ
1/27/2021 6:36 PM EST
The Biden administration has imposed a temporary freeze on U.S. arms sales to Saudi Arabia and the United Arab Emirates as it reviews billions of dollars in weapons transactions approved by former President Donald Trump, according to U.S. officials.
Qatar market ‘greatly welcomes’ Somali products, says chamber official
-
Gulf Times
1/27/2021 5:56 PM EST
Qatar Chamber’s second vice chairman Rashid bin Hamad al-Athba hands over a token of recognition to Somalia Minister for Labour Durran Ahmed Farah during a visit to the chamber’s headquarters yesterday.
UK Defense Minister visits Somalia, reiterates support for stability and security
-
HOL
1/27/2021 1:07 PM EST
MOGADISHU (HOL) - The UK has reaffirmed its commitment to supporting Somalia’s stability and security following a visit to the country by its Defense Minister Ben Wallace.
Kenya welcomes IGAD report, says confirms Somalia’s accusations ‘unfounded’
-
HOL
1/27/2021 8:18 AM EST
NAIROBI (HOL) - Kenya has welcomed the IGAD report on its tussle with Somalia noting that it had confirmed that the accusations were unfounded.
Somalia dismisses IGAD report, says ‘influenced’ by Kenya
-
HOL
1/27/2021 3:47 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has poured cold water on the newly released IGAD report on tiff with Kenya noting that the findings were not based on factual information from the ground and instead largely relied on Kenyan sources.
Ethiopia’s peace laureate Prime Minister Abiy Ahmed sees a reversal of fortune as war and atrocities tarnish reputation
-
Globe and Mail
1/27/2021 3:02 AM EST
Less than a year ago, Prime Minister Justin Trudeau strolled through a verdant garden in Addis Ababa with the world’s newest Nobel Peace Prize laureate, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed.
US airstrikes in Somalia continue at rapid pace even after force relocation
-
Military Times
1/27/2021 2:20 AM EST
Airstrikes targeting terrorists in Somalia have continued at a rapid pace since troops were relocated from the country earlier this month.
Departing US Envoy Warns Ethiopia Against Violence
-
VOA
1/27/2021 1:54 AM EST
Calling Ethiopia “the critical actor in Horn of Africa stability,” outgoing U.S. Ambassador to Ethiopia Michael Raynor voiced confidence in a strengthened bilateral relationship but warned that violence – especially in the northern Tigray region – threatens the country’s progress.
Turkey OKs force deployment extension in Gulf of Aden
-
AA
1/27/2021 12:49 AM EST
Turkey's parliament on Tuesday approved an extension of Turkish forces serving in the Gulf of Aden, Somalia, and the Arabian Sea.
Parents of Somali soldiers fear sons fighting in Ethiopia
-
AFP
1/27/2021 12:37 AM EST
Some lawmakers have written to Somalia's president appealing for information on behalf of desperate parents who say their sons in uniform have gone missing