Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Feb 24, 2021
Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisal wasaarihii hore ee Itoobiya H/maaryam dhasalayn oo soo gaaray Jigjiga
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Waxaa magaalada Jigjiga soo gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra'iisal wasaarihii hore ee Itoobiya H/maaryam dhasaalayn.
Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Jigjiga kusoo dhaweeyay Madaxwayne Mustafe cagjar iyo masuuliyiin katirsan xukuumaddiisa.
Haddaba wafdigan uu hoggaaminayo Ra'iisal wasaarihii hore ee Itoobiya ayaa ka qayb galaya kulan lagaga hadli doono ilaalinta duurjoogta oo barri kafurmi doona Jigjiga.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]
Wararkii ugu dambeyay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Baledweyne
2/24/2021 1:01 PM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Inta la xaqiijiyay hal qof oo shacab ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu tuuray Barkoontarool oo aay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin xaafada Buundaweyn ee magaalada Baledweyne.
Baaritaan lagu sameeyay meydka Ugaas Xassan oo lagu ogaaday in uu u dhintay Wadna xanuun
2/24/2021 11:36 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Tan iyo markii xalay uu geeriyooday Ugaas Xassan Ugaas khaliif waxaa hadba soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababta geerida Ugaaska.
Puntland oo beenisay war kasoo yeeray wasaaradda qorsahaynta dowladda federalka Soomaaliya
2/24/2021 9:56 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Puntland ayaa beenisay in dowladda federalka Soomaaliya ay gacan ka gaysatay dedaaladda dib-udhiska wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo, taasoo mashruuceedu uu fashilmay xilligii maamulkii Cabdweli Gaas.
Ra'iisal Wasaare Rooble iyo wakiilada beesha caalamka oo ka wada hadlay khilaafka doorashada
2/24/2021 7:34 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay maanta oo Arbaco ah wakiilo ka kala socday beesha caalamka kuwaa oo maalmihii ugu danbeeyayba ku howlanaa sidii leysugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada isku maandhafsan doorashada.
Puntland oo sheegtay in ay tallaabo adag ka qaadayso ciddii isku dayda in ay mudaharaad sameyso
2/24/2021 7:31 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa mamnuucay mudaharaadyada, iyadoo hay’addaha nabad galyadu ay soo saareen awaamiir ku saabsan in tallaabo laga qaadayo ciddii isku dayda inay abaabusho mudaharaad.
Puntland oo dalbatay in xilka laga qaado taliyayaasha ciidamada milatariga, booliiska iyo NISA
2/24/2021 3:18 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Puntland ayaa si ay qeyb uga ahaato heshiiska hannaanka doorashada Soomaaliya, waxay dalbatay in xilka laga qaado taliyayaasha ciidamada milatariga, booliiska iyo nabad sugida, iyadoo ku eedeeysay in ay ka qeyb ka qaateen qalalaasihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Prof Warfaa'' Ugaas Xassan waxaa laga helay cudurka Covid 19
2/24/2021 3:15 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Prof Axmed Muumin Warfaa oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed dhinaca kalana adeer u ahaa alle ha u naxariistee Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, ayaa sheegay in Ugaaska toddobaadyo ka hor laga helay cudurka Covid 19.
Midowga Musharixiinta oo ku gacan seyray go'aanka dowladda ee lagu joojiyay dibadbaxyada
2/24/2021 12:43 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Midowga musharixiinta ayaa mar kale ku celiyay in maalinta Jimcaha ah dibadbax ka dhiggayaan magaalada Muqdisho, iyaga oo ku gacanseyray go'aankii dowladda ee ahaa in la joojiyay ama la mamnuucay gabi ahaanba isku soo baxyada si loo xakameeyo cudurka Covid 19
Somali News
Ugas Hassan Ugas Khalif latest victim of COVID-19
-
HOL
2/24/2021 7:39 AM EST
Mogadishu (HOL) - An uncle of Ugas Hassan Ugas Khalif has confirmed that the Ugas died of complications from the COVID virus.
Somalia suspends passports issuance over COVID-19 upsurge
-
HOL
2/24/2021 7:32 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has suspended applications and issuance of passports following the resurgence of the COVID-19 pandemic.
Somalia records 198 new coronavirus cases
-
CGTN
2/24/2021 7:18 AM EST
Somalia on Wednesday confirmed 198 new positive Covid-19 cases, bringing the total number of confirmed cases in the country to 6,444.
Puntland demands security chiefs sacked, Farmaajo limits powers before electoral talks resume
-
HOL
2/24/2021 5:25 AM EST
GOROWE (HOL) - Puntland has set out a raft of conditions for the resumption of talks with President Mohamed Farmaajo in what could open another round of contestations as the country anxiously awaits a new election.
In Somalia, A Female Taxi Driver Defies Convention
-
AFP
2/24/2021 2:21 AM EST
At 19 years old, Asha Mohamed is divorced and drives a taxi in Somalia, defying conventions to support her family in one of the world's most conservative and dangerous countries.
Int'l partners urge Somali leaders to swiftly strike deal on poll impasse
-
Xinhua
2/24/2021 1:04 AM EST
(Xinhua) -- International partners on Tuesday called on Somali leaders to urgently resolve a deadlock on delayed national elections.
Refugee who found a home in Williamston but fled to Canada fearing deportation is fighting to return
-
FOX 47
2/24/2021 12:56 AM EST
WILLIAMSTON, Mich. — Zakaria Mohamed left Somalia as a refugee at 16 and found a home in Williamston.
In night of surprises, York school board trustees overrule colleague’s choice for renaming Vaughan school
-
Toronto Star
2/24/2021 12:41 AM EST
After facing criticism from multiple community organizations for creating a “divisive” school renaming process, Trustee David Sherman presented the proposed new name for a Vaughan high school: Mary Ann Shadd. But in a night full of twists, Sherman’s fellow York Region District School Board trustees all opposed his name choice,
More locust swarms on way in Somalia
-
China Daily
2/24/2021 12:19 AM EST
A UN agency has warned of more difficulties in East Africa's long-running battle against desert locusts.
Victoria mayor condemns racist comments made against councillor
-
Times Colonist
2/24/2021 12:14 AM EST
Victoria Mayor Lisa Helps is condemning racism in the public backlash against Coun. Sharmarke Dubow after hearing that her statement on his international travel over the winter holidays has helped to fuel anti-Black racism