Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Feb 15, 2021
Raysal wasaare Rooble oo furay shirka guddiga qaban qaabada shirka wadatashiga doorashada
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Ra’iisul.wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee Qabanqaabada Shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Baydhabo.
Ra’iisul Wasaaraha oo habka fogaan aragga uga qeyb galay shirka ayaa guddiga kula dardaarmay in ay si daacadnimo ah u gutaan shaqada loo idmaday.
Guddigan ayaa shirkooda diirada ku saaridoona xal u raadinta caqabadaha qabsoomidda Doorashada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Raysal wasaare Rooble ayaa guddigan ku magacaabay wareegto kadib markii uu qabsoomi waayay shirkii madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqay inuu ka dhicidoono Garowe 15-ka february.
Guddigan ayaa ka kala socda dowladda federalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Jenaraal Xuud oo 48 saacadood u qabtay Hirshabeelle iney uga baxdo magaalada Baledweyne
2/15/2021 1:03 PM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa maanta u qabtay 48 saacadood gudahood iney uga baxaan magaalada Baledweyne masuuliyiinta maamulka Hirshabeelle ee ku sugan magaalada Baledweyne.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo digniin kasoo saartay halista faafitaanka Covid-19
2/15/2021 11:22 AM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Wasiirka caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya, Drs, Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa digniin culus kasoo saartay halista faafitaanka cudurka Covid-19 oo mar kale soo labo kacleeyay.
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Seneter Yuusuf Xaaji
2/15/2021 8:25 AM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Difaaca dalka Kenya Seneter Yuusuf Xaaji.
Cabdiweli Gaas: Madaxda dowladda federalka waa in ay shakiga ka saaraan in doorasho xalaal ay dhacdo
2/15/2021 6:39 AM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Puntland iyo raysal wasaarihi hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay xaaladda ay haatan Soomaaliya marayso in ay sabab u tahay shakiga laga qabo in madaxda dowladda federalka ay doonayaan in ay doorashada musuq maasuqaan.
Maamulka gobolka Banaadir oo amar deg deg ah siiyay guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir
2/15/2021 4:25 AM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed oo xalay kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa looga hadlay soo laba kacleynta Cudurka dilaaga ah ee Coronavirus.
Puntland oo sheegtay in ay fashilisay weerar Al-shabaab la damacsanaayeen Galgala
2/15/2021 3:50 AM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Ciidamada Puntland ee ku sugan Galgala ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar gaadmo ah oo ay Al Shabaab ku doonayeen in ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada difaaca Puntland ee Galgala.
Shirkii waddatashiga madaxda DF iyo Dowlad gobolleedyada oo dib u dhacay
2/15/2021 12:19 AM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan ku baaqay in 15ka bisha Feberaayo oo maanta ku beegan magaalada Garoowe uu ka furmayo shir wada tashi ah oo ay isugu imanayaan madaxda dowladda Federaalka, Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Wasiirkii horre ee Difaaca Kenya Senator Yuusuf Xaaji oo geeriyooday
2/15/2021 12:07 AM EST
Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee difaaca dalka Kenya Yuusuf Xaaji oo dhinaca kalana ahaa Seneter laga soo doorto magaalada Gaarisga.
Somali News
In his 'dream job,' Abdi Warsame works to rebuild trust at the Minneapolis public housing agency
-
Star Tribune
2/15/2021 5:13 PM EST
For Abdi Warsame, trust is everything. It's a sentiment the former City Council member thinks about often as he navigates his first year in his "dream job" leading the Minneapolis Public Housing Authority.
Somalia, UN appeal for $1 billion to reach 4 million starving Somalis
-
HOL
2/15/2021 6:41 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia and the UN have launched a joint appeal for $1.09 billion to support four million Somalis who projected to face starvation this year.
British demining company wins deal to train and equip SNA on countering IEDs
-
HOL
2/15/2021 2:40 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The UK government has reinforced its support to Somali National Army through training and equipping to enable the military tackle the IED hazard that has killed many security forces and civilians.
Apartment complex renovations force refugees in Columbus to find new housing during pandemic, winter
-
Columbus Dispatch
2/15/2021 1:00 AM EST
Hinda Hassan has been living in the same Northeast Side apartment for the past five years, her first home in the United States since she came to the country as a Somali refugee.
Ethiopian Minister says rape in Tigray region of Ethiopia confirmed
-
Borkena
2/15/2021 12:31 AM EST
There was a protest against rape in Tigray region of Ethiopia against several months before the Ethiopian government launched law enforcement operation against Tigray People’s Liberation Front (TPLF)
Senator Yusuf Haji Dies at Aga Khan Hospital
-
Kenyans
2/15/2021 12:20 AM EST
A family member confirmed to Kenyans.co.ke that the Senator died while receiving treatment at Aga Khan Hospital, Nairobi at 5 a.m.