4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Feb 13, 2021
Shir Saxaafadeed Culumadda Minnesota ay kaga Hadleen Xaaladda Doorashada Soomaaliya
 

Sabti, Feberaayo, 13, 2021 (HOL) -Culumodiinka Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa shalay galabnimadii ku qabtay shir saxaafadeed ay kaga hadlayeen xaalada cakiran ee arimaha doorashada ee ka taagan dalkeena Soomaaliya gudaha masaajidka Abuukar as sadiiq ee Minneapolis gobolka Minnesota.

Shir saxaafadeedkan ay culumaddu ku farayeen madaxda kala duwan ee ay qusayso arimaha doorashada inay xal guud ka gaaraan arimaha laysku hayo isagana soo dhawadaan kala fogaashaha siyaasadeed ee xiligan adag laysku hayo, dhanka kale waxy u mahdceliyeen beesha calamka kaalinta ay k qaadanayso in wxlaba ay u dhacaan sidii loogu talagalay halkan hoose ka daawo shirkaan qaabkii uu u dhacay.



Siyad Said Salah, Hiiraan Online
Minneapolis MN