Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Aug 4 , 2021
Golaha siyaasiyiinta Somaliland oo ka horyimid go'aankii raysal wasaaruhu ka qaatay khikaafka dhexdooda
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Golaha Siyaasadda Somaliland ee uu hoggaamiyo guddoomiyaha aqalka sare, Cabdi Xaashi ayaa ku gacan seeray doorashada guddoonka guddiyada Somaliland ee uu ra'iisul wasaare Rooble sheegay in la qabanayo.
War-saxaafadeed ay soo saareen golaha siyaasiyiinta Somaliland waxay ku sheegeen inaanu jirin heshiis laga gaaray khilaafyadii taagnaa, waxayna ku eedeeyeen ra'iisul wasaare Rooble in uusan la iman wax hindise xal ah.
Golaha siyaasiyiinta Somaliland waxay sheegeen in aysan qeyb ka ahaan doonin waxay ugu yeereen go’aan hal dhinac loogu danaynayo iyo doorashada maanta guddiga heer federal uu shaaciyay in ay dhacayso.
Guddiga doorashooyinka heer federalka ayaa qoraal uu soo saaray ku wargaliyay guddiga dooorasha kuraasta gobolada waqooyi ee Somaliland in ay doorashada guddoonkoodu dhici doonto todobada bishaan August.
Si looga fogaado in dib u dhac ku yimaado, ayaa guddiga heer federal waxay amar ku bixiyeen in doorashada guddoonka guddiga maamulaya doorashada Somaliland aysan waqtigeeda ka dib dhaci karin.
Dhinaca kale, qoraal kasoo baxay wasiir u dowlaha xafiiska raysal wasaaraha ayaa lagu faray guddiga doorashada Somaliland in ay fuliyaan jadwalka doorashada, waxaana hay'addaha ay qusayso la faray in ay kor-joogto ka ahaadaan.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay furista ururada siyaasada Somaliland
8/4/2021 12:46 PM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan (Cabdinaasir Buuni), ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu ku dhawaaqi doono furista ururada siyaasada marka 10 sano u buux-samaan xisbiyada hada jooga (Kulmiye, Waddani iyo UCID).
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay guddiga qabashada doorashada Aqalka Sare
8/4/2021 10:28 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta magacaabay xubnaha Xildhibaanada golaha Wakiilada qabashada doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Jaamacadda Muqdisho oo shahaadooyinka ay bixiso la barbardhigay kuwa Mareykanka
8/4/2021 7:48 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha faro-ku-tiriska ah ee laga helo aqoon tayadeedu sarreyso ayaa shahaadooyinka ay bixiso waxay heleen aqoonsi heer caalami ah. Shahaaddooyinkaas aqoonsiga helay waxaa ka mid ah tan ay bixiso kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda, gaar ahaan qeybta waxbarashada Kalkaaliyenimada (Nurse).
Dowladda Soomaaliya oo ku howlan qaban qaabada soo celinta ciidamada lagusoo tababaray dalka Eritrea
8/4/2021 7:43 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Kumanaan Askari oo Soomaali ah oo tababar ku qaadanaya Eritrea ayaa lagu wadaa in ay dib ugu laabtaan dalkooda, sida uu sheegay sarkaal dowladda katirsan oo diiday in magaciisa la sheego.
Shariif Sheekh Axmed oo beeniyay in musharaxiinta madaxweyne ay isu tanaasuleen
8/4/2021 6:39 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyay inuu jiro isu tanaasul ay isku afgarteen musharraxiinta ay isku beesha kasoo jeedaan ee u tartamaya doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Puntland oo shaacisay tirada codbixiyaasha doorashooyinka ururada siyaasada ee soo socda
8/4/2021 5:27 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay Liiska codbixiyayaasha rasmiga ah ee degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn, kuwaas oo ay ka dhacayaan doorashooyinka dowladda hoose ee ururada siyaasada.
Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amaro culus oo ka dhan ah gawaarida xamuulka qaada ee ka shaqeeya Dekadda Muqdisho
8/4/2021 1:37 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amaro culus oo ka dhan ah gaadiidka Xamuulka ee ka dhex shaqeysto Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho, si loo xakameeyo saxmada badan ee ka taagan wadooyinka Muqdisho.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo magaacabay guddiga doorashada Aqalka Sare
8/4/2021 1:26 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa xalay magacaabay xubnaha Xildhibaanada golaha Wakiilada qabashada doorashada Aqalka Sare ee BFS.
Faahfaahino ku saabsan kulan Xalay dhexmaray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran
8/4/2021 1:07 AM EST
Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Kulankan oo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ku dhexmaray aalada fogaan araga madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa looga hadlay dardargelinta arrimaha doorashooyinka dalka.
Somali News
COVER STORY: Ramla Ali Is The Last One Standing
-
ELLE
8/4/2021 2:24 PM EST
From refugee to champion boxer and Cartier darling, Ramla Ali has fought every step of the way to get to the top. Now she’s there, Olivia Blair discovers there’s more to this woman than her backstory.
Dire Dawa’s dilemma: Sharing power in Ethiopia’s eastern melting pot
-
Ethiopia Insight
8/4/2021 1:57 PM EST
The diversity of the city on the fringes of Oromia and Somali regions is also a recipe for turbulent politics. Efrem Mulat describes 23 October 2019 as a "dark day" unlike any he had seen before. He was no stranger to protests and street violence - but he actually had not brushed with death.
AFRICOM chief meets with Somali ‘Lightning Brigade’ in contested region
-
Stars and Stripes
8/4/2021 1:27 PM EST
STUTTGART, Germany — The U.S. military’s top commander for Africa made a quiet visit to a remote base in Somalia on a recent tour through the region, meeting with commandos in a contested area where American special operators once came under fire.
Japan contributes to explosive hazard management in Somalia
-
UNMAS
8/4/2021 1:19 PM EST
The People of Japan has renewed its commitment to promote peace building and stability in Somalia by contributing over four million USD to the United Nations Voluntary Trust Fund for Assistance in Mine Action.
No deal with Hassan Sheikh over presidential candidate, Sharif Ahmed says
-
HOL
8/4/2021 10:05 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Former President Sharif Sheikh Ahmed has dispelled rumours that he had struck a compromise deal with his predecessor Hassan Sheikh Mohamud on who will stand for president.
English is important, but so is Somali: Minneapolis Public Schools are launching a Somali Heritage Language Program.
-
Sahan Journal
8/4/2021 7:30 AM EST
When Farhiya Del arrived in the United States nearly 30 years ago, she felt the pressure to fit in. Beyond learning about a new country, she also struggled to adapt to a new culture and especially a new language.
Kenya bars deputy President from private trip to Uganda
-
Africa News
8/4/2021 3:34 AM EST
Kenya's Deputy President William Ruto was on Monday stopped from flying to neighboring Uganda in what his supporters say is a state-backed campaign to humiliate him.
Why some Shabaab returnees wish they remained in Somalia
-
The Star
8/4/2021 3:18 AM EST
Kayama Kazungu, 25, from Kijiwetanga in Malindi, crossed into Somalia in 2015 and married a man she later realised was an al Shabaab fighter.
At least three dead as communal violence erupts in Djibouti
-
Ahram Online
8/4/2021 3:10 AM EST
At least three people died after a rare outbreak of intercommunal violence in Djibouti during which the police intervened, the public prosecutor said Monday.
Ethiopia, Djibouti railway link restored after protests
-
The East African
8/4/2021 3:01 AM EST
A crucial trade route which links landlocked Ethiopia to the sea port of Djibouti has resumed operations after days of a blockade by protesters from the Somali region.