4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Aug 22, 2021
War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran uga socday Muqdisho
 

Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Shirkii golaha wadatashiga qaran, ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana lagasoo saaray war murtiyeed ku saabsan hab-raaca doorashada aqalka hoose iyo habraaca doorashada aqalka sare ee wakiillada gobollada waqooyi.

Dhammaan qodobada kasoo baxay shirkaan waxay dhameystir u ahaayeen heshiiyadii hore ee arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Mana jirin wax isbeddel oo lagu sameeyay marka laga reebo qaar kamid ah qodobada lagu heshiiyay oo lasii xoojiyay.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARMURTIYEEDKA.


 

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online