Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Aug 22, 2021
Militariga Soomaaaliya oo sheegay in ay dileen 60 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in hawlgal ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose ku dileen 60 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab, oo ay ku jiraan laba taliye sare.
Hawlgalkan ayaa galinkii dambe ee jimcihii ka dhacay duleedka tuulooyinka Sabib iyo Caanoole ee Shabeellada hoose.
Howlgalka ayaa ka dambeeyay kadib markii kooxda Alshabaab ay soo weerartay xeryo ciidan oo ku yaal Caanoole, sida ay sheegeen dadka deegaanka oo la hadlay Wakaaladda wararka ee Anadolu.
“Waxaan helnay xogo sheegaya in argagixisada lagu soo ururiyey meel ka baxsan Sabiid & Canoole. Askarteenna geesiyaasha ah waxay dileen 60 argagaxiso ah oo ay la socdeen taliyayaashooda, gaar ahaan Cali Kamiil iyo Xanbaleey, ”ayaa lagu yiri war kasoo baxay milateriga Soomaaliya.
Hawlgallada ayaa sidoo kale lagu burburiyay 20 goobood oo ay ku dhuumaaleysanayeen Alshabaab iyo afar baabuur oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxaana lagu xoreeyay shan magaalo iyo 16 tuulo.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Ardayda iyo waalidiinta jaamacadda Barwaaqo oo ka hadlay eedaha looso jeediyay macalimiintooda
8/22/2021 2:53 PM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Ardayda wax ka barata jaamacadda Barwaaqo ee ka tirsan Shabakada Abaarso iyo waalidiintooda, ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedaha looso jeedinayo maamulaha jaamacadda Barwaaqo Joy Isa, oo looga shakiyay in ay diinta Masiixiga ku faafiso gudaha jaamacadda.
Ciidamo hubeysan oo Caawa la wareegay Xarumahii Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan
8/22/2021 2:45 PM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw oo Caawa ah ay ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku heynta xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan kuwaas oo diidan inuu Baledweyne yimaado madaxweyne Cali Guudlaawe.
War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran uga socday Muqdisho
8/22/2021 12:07 PM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Shirkii golaha wadatashiga qaran, ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana lagasoo saaray war murtiyeed ku saabsan hab-raaca doorashada aqalka hoose iyo habraaca doorashada aqalka sare ee wakiillada gobollada waqooyi.
Guddigii raysal wasaaruhu u magacaabay dhacdadii Golwayn oo taliska AMISOM la kulmay
8/22/2021 7:58 AM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu horreeyay la yeeshay taliska AMISOM.
Somaliland iyo Kenya oo kawada shaqaynaya horumarinta waxbarashada Somaliland
8/22/2021 5:30 AM EST
Sabti, Agoosto, 21, 2021 (HOL) - Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno, oo safar shaqo ku jooga Kenya, ayaa la kulmay wasiirka waxbarashada Kenya Prof. George Albert Magoha, waxayna lababa wasiir ka wada hadleen xidhiidhka waxbarasho ee Somaliland iyo Kenya, sidookale wasiirka ayaa la Kulmay deeq bixiyayaasha caalamiga ah.
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa bandhigga caalamiga ah ee todobaadka tamarka Afrika
8/22/2021 4:26 AM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Axmed, ayaa xaqiijiyay inuu ka qaybgalayo Toddobaadka Tamarta Afrika (AEW) ee ka dhacaya magaalada Cape Town.
Shirka golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii labaad galay iyo qodobo xasaasi ah oo looga hadli doono
8/22/2021 2:28 AM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka golaha wadatashiga qaranka ee u dhaxeeya Raysal wasaaraha Soomaaliya madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Howlgalka AMISOM oo qirtay dilka dadkii shacabka ahaa ee dhawaan lagu dilay gobolka Sh/ hoose
8/22/2021 2:15 AM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaacisay in baaritaano hordhac ah oo ay sameyeen ay ku ogaadeen 7 ruux oo ay dhawaan ciidankooda ku dileen deegaanka Golweyn ee gobolka Sh/hoose iney ahayeen dad shacab ah.
Shabakada Abaarso oo ka hadashay eedaha dugsiyadooda looso jeedinayo
8/22/2021 1:10 AM EST
Axad, Agoosto, 22, 2021 (HOL) - Shabakada dugsiyada Abaarso (Abaarso Network), oo ka jawaabtay eedaha loo jeedinayo macalimad Joy Isa, ayaa sheegay in Joy Isa ay heshiis kula shaqaynaysay, isla markaana aan loo ogolayn in ay ka hadasho arrimo diimeed, waxayna sheegeen in ay diyaar u yihiin baadhitan kasta.
Somali News
Regional salvation army takes over Beletweyne, officials arrested
-
HOL
8/22/2021 4:59 PM EST
Mogadishu (HOL) - The administration of Beletwyene, the headquarters of the Hiiraan region in Central Somalia, has been taken over by a regional militia following several months of a standoff between HirShabelle President Ali Gudlawe and the Hiiraan region.
‘My Blood Is Boiling’: War Fever Surges in Ethiopia as Its Civil War Spreads
-
New York Times
8/22/2021 1:01 PM EST
He swept to power preaching unity and hope, struck a landmark peace deal with the longtime foe Eritrea, released thousands of political prisoners, lifted restrictions on the press and promised to overturn decades of repressive authoritarian rule.
Military kills 60 al-Shabaab terrorists in Somalia: Army
-
Anadolu Agency
8/22/2021 7:26 AM EST
The Somali national army late Friday said troops killed 60 al-Shabaab terrorists, including two senior commanders, in an operation in the southwestern province of lower Shabelle.
Somali PM orders probe into killing of 7 civilians in southern region
-
Xinhua
8/22/2021 12:54 AM EST
MOGADISHU, Aug. 21 (Xinhua) -- Somali Prime Minister Mohamed Roble on Saturday ordered investigations into the deaths of seven civilians reportedly killed by the African Union troops during a counter-offensive in Golweyn, the southern part of the country.
Qaamqaam: The Somali village where chopping trees is banned
-
Al Jazeera
8/22/2021 12:44 AM EST
A crooked, leafless acacia tree stands tall in the middle of the house of Cantar Hussein in the small village of Qaamqaam, near the southern port city of Kismayo.
Awakening an Oil Giant: Somalia's Minister of Petroleum and Mineral Resources Promotes Exploration and Investment at African Energy Week in Cape Town
-
EINNEWS
8/22/2021 12:26 AM EST
Somalia’s Minister of Petroleum and Mineral Resources, H.E. Abdirashid Mohamed Ahmed, has confirmed his participation at African Energy Week (AEW) in Cape Town, where he will invite interested companies to enter into negotiations regarding the country’s significant exploration opportunities. Representing the last true frontier market for African exploration, Somalia’s geological positioning, unexplored offshore reserves, and reformed regulatory and fiscal environment have elevated the country as a notable hydrocarbon attraction, which will be promoted at AEW 2021 in Cape Town.
Sudan vows to support peace efforts in Somalia
-
Xinhua
8/22/2021 12:20 AM EST
KHARTOUM, Aug. 20 (Xinhua) -- Sudan on Friday vowed to support the efforts to achieve peace and stability in Somalia in cooperation with all Somali parties and the regional and international partners.