4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Aug 17, 2021
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federal oo soo saaray hab-raaca doorashada
 

Talaado , Agoosto,17, 2021 (HOL) - Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray hab-raaca lagu maamulayo doorashooyinka aqalka hoose ama golaha shacabka ee dhicidoonta horraanta bisha 9-aad.

Hab-raaca doorashada aqalka hoose oo saldhig looga dhigay heshiisyadii hirgalinta doorashada heer Federaal, ayaa lagusoo bandhigay hannaanka loo marayo soo xulista ergada doorashada.

Guddiga doorashada wuxuuu adkeeyay in odayaasha dhaqanku yihiin kuwa leh awoodda ugu sarraysa ee soo xulaysa ergada.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO HABRAACA.







Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online