Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Apr 26, 2021
Madaxwayne Mustafe oo dhagax dhigay Maktabadda Umadda ee Jigjiga
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Jigjiga laga dhagax dhigay maktabad caalami ah, taas oo loogu magac daray Maktabadda Umadda.
Dhagax dhigga maktabaddan ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha degaanka Soomaalida Mustafe cagjar, Maamulka magaalada Jigjiga iyo marti sharaf kale.
Maktabaddan oo ay iska kaashadeen Shacabka iyo Dawladdu ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan 60 Milyan oo Birr, waxaana la filayaa inay wax badan ka tari doonto dhanka aqoonta jiilka soo socda.
Maktabaddan ayaa markuu dhismaheedu dhammaado noqon doonta maktabaddii u horeysay ee degaanka laga hirgaliyo.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online.
[email protected]
Guddida doorashooyinka Somaliland oo sheegay in aan laxidhi karin musharixiinta
4/26/2021 12:52 PM EST
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Warsaxafadeed ay soo saartay guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa lagu sheegay in musharixiintu ay xasanad sharci leeyihiin oo aan la xidhi karin.
Afhayeenka Waddani “Xukuumadeeni waxay inaga dhigtay maamul goboleed kamida Soomaaliya”
4/26/2021 10:45 AM EST
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jamac Batuun, ayaa xukuumada madaxweyne Biixi ku eedeeyay in ay ku fashilantay siyaasadii arrimaha dibad isla markaana la kala safatay mucaaradka iyo dowlada Soomaaliya.
Badhasaabka gobolka Maroodijeex oo ka jawaabay eedaha mucaaradka
4/26/2021 8:30 AM EST
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Badhasaabka gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed, oo ka jawaabayay eedaha mucaaradka ee salka ku haya musharixiinta xidhan, ayaa sheegay in ciidamada amaanku anay qofna sifo sharci daro ah ku xidhin.
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo sheegay in xaaladdaha abaaraha ee Soomaaaliya ay saameyn doonaan 3.4 milyan dhamaadka 2021
4/26/2021 8:00 AM EST
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay (UN) ayaa sheegay in ugu yaraan 3.4 milyan oo qof la saadaalinayo inay saameyn ku yeelan doonaan xaaladaha abaaraha dhammaadka sannadka 2021, kuwaas oo ku dhowaad 380,000 kamid ah la filayo inay barokacaan.
Dowladda Jabuuti oo si adag uga hadashay eedeyntii dowladda Soomaaliya u jeedisay
4/26/2021 7:40 AM EST
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa markale ka jawaabtay eedeyn kulul oo aay dhawaan u jeedisay dowladda Soomaaliya, taasoo ku saabsaneed in dowladda Jabuuti aay kaalin ku laheyd bayaankii kasoo baxay Golaha Amaanka ee Midowga Afrika ee aay ku cambaareyeen muddo kororsiga hay'adaha dowladda Soomaaliya.
Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo heshiis ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa
4/26/2021 7:20 AM EST
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa magaalada Adis Ababa ku kala saxiixday Heshiis Dowladda Soomaaliya ay uga mid noqoneyso Wadamada Afrika ee awoodda u leh yareynta Khataraha musiibooyinka (African Risk Capacity).
Qarramada Midoobey oo war deg deg ah ka soo saartay dagaallada Muqdisho
4/26/2021 5:56 AM EST
Isniin, April, 26, 2021 (HOL) -Qarramada Mdioobey ayaa war deg deg ah ka soo saartay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka soo cusboonaaday ee Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada kala taabacsan dowladda iyo mucaaradka.
Xaalada Muqdisho oo deggan iyo fojignaan wali jirta
4/26/2021 3:00 AM EST
Isniin, April. 26, 2021 (HOL) - Waxaa saakay deggan goobihii shalay ilaa xalay dagaalladu ka dhaceen ee magaalada Muqdisho wali ay jirto fogniin dheeraad ah oo ay muujinayaan dadka shacabka ee ku dhaqan caasimada, madaama wali meelaha qaar ay isku hor fadhiyaan dhinacyadii dagaalamay.
Ra'iisal Wasaare Rooble oo ka hadlay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Muqdisho
4/26/2021 1:52 AM EST
Isniin, April. 26, 2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo ka hadlay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay xiligan in dalka qalalaase la galiyo.
Somali News
PM Roble calls for a ceasfire
-
HOL
4/26/2021 7:23 PM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's Prime Minister called on all sides to put down their arms on Monday and urged all belligerents to come together for dialogue.
US warns citizens against travel to Somalia over outbreak of violence
-
HOL
4/26/2021 12:57 PM EST
MOGADISHU (HOL) - The US Government has warned its citizens against traveling to Somalia following the outbreak of violence and the ongoing security risks in the country.
UPDATE: Fighting eases in Mogadishu but tension remains
-
HOL
4/26/2021 3:16 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Relative calm returned to Mogadishu Monday following heavy exchange of gunfire between government forces and militias allied to the opposition.
Gunfire Erupts in Mogadishu as Somalia’s Political Feud Turns Violent
-
New York Times
4/26/2021 12:28 AM EST
Tensions had been rising since the president, a former American citizen, failed to hold scheduled elections, then extended his term in office by two years.
Authorities in Somalia Hail Progress in Malaria Fight
-
VOA
4/26/2021 12:07 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA - As the world marks World Malaria Day (April 25), several African countries continue to battle the impact of a preventable disease claiming thousands of lives. In sub-Saharan Africa alone, malaria has claimed an estimated 380,000 lives in 2018 according to the World Health Organization (WHO). But there are some signs of hope in Somalia.