Gudoomiyaha aqalka sare oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi

Cabirka Farta
 Gudoomiyaha aqalka sare oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi

Khamiis, October 1, 2020 (HOL) - Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Magacaabay Guddi qaban qaabada doorashada xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Somaliland, maadaama ay doorashadadoodu ka dhacayso Muqdisho.

newsinsideGuddiga la magacaabay waxaa gudoomiye u ah wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Bayle oo hadda xubin ka ah golaha aqalka hoose, waxaa kaloo qeyb ka ah xildhibaano iyo senataro loolan ugu jira inay kursiga kusoo laabtaan.

Halkaan hoose ka akhriso.

Gudoomiyaha aqalka sare oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi
Gudoomiyaha aqalka sare oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]