
Arbaco, November, 18, 2020 (HOL) - Raysal wasaaraha dowladdda federalka Soomaaliya ayaa wareegto ku magacaabay xubno lagu dhameytirayo guddiyada doorashooyinka heer dowlad goboleed, iyadoo laga ambaqaadayo heshiiskii siyaasadeed ee arrimaha doorashada.
Xubnaha la magacaabay oo ka kooban min saddex xubnood ayaa dowladda federalka waxay ugu talo gashay inay ku dhameystirto xubnihii ay soo gudbiyeen dowlad goboleedyada.
Hoos ka akhriso
Hoos ka akhriso


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]