Sabti, November, 14, 2020 (HOL) - Ururka TPLF ee ka arrimiya degaanka Tigray ayaa sheegay inay iyagu fuliyeen duqaymihii habeenkii xalay ka dhacay magaalooyinka Bahirdar iyo Gonder ee degaanka Amhara.
newsinsideWaxa kale oo ay TPLF sheegtay inay duqaymahaas ay jawaab u ahaayeen weerarada joogtada ah ee ay dawladda dhexe ku hayso degaanka Tigray, waxayna sheegeen inay wadayaan iska caabinta ilaa uu ka joogsanayo dagaalka ay dawladdu ku hayso degaanka Tigray waa siday hadalka u dhigtay TPLF.
Dawladda ayaa hadda ka hor ballan qaaday inay muddo yar kusoo afjarayso dagaalkan, balse sida muuqata wuxuu noqday dagaalku mid sii jiitamaya oo wali socda.