Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kasoo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

Cabirka Farta
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kasoo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

Sabti, May 23, 2020 (HOL) -  Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hor yimid Xilka qaadis iyo Magacaabis uu sameeyay madaxweynaha Puntland.

newsinsideQoraal kasoo baxay madaxweyne ku xigeenka ayaa lagu sheegay in aanu wax wada tashi ah ku lahayn magacaabidda islamarkaana wuxuu madaxweynaha ku eedeeyay inuu ka xadgudbay dastuurka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kasoo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kasoo horjeestay xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay M/Deni

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]