
newsinsideWar saxaafadeed ay soo saartay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee gobolka Gedo iyo isbadallo maamul oo mudooyinkii u danbeeyay uu gobolka ka waday gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland Cismaan Xaaji Nuur Macalimow, ayadoo ay ugu danbeeysay warqad magacaabis ah oo kasoo baxday xafiiska Wasiir kuxigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo maamul cusub oo uu gudoomiye ka yahay Cismaan Xaaji Nuur Macalimow loogu magacaabay gobolka Gedo.
Hoos la aqri war-saxaafadeedka

Hiiraan Online News Desk