Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Mar 5 , 2020
Masuulkii labaad ee ugu sareeyay Ahlusunna oo gaaray Garowe
Khamiis,Maarso, 05, 2020 (HOL)- Wafdi uu hoggaaminayo Sheikh Maxamed Shaakir oo kamid ah madaxda Ahlusunna Waljamaaca ayaa Garowe gaaray xilli uu halkaas ku sugan yahay hoggaamiyaha guud ee Ahlusunna.
Safarka masuuliyiintaan weli maamulka Puntland si rasmi ah ugama uusan hadlin, waxaana si adag loo xakameeyay in saxaafaddu xog ka hesho ujeedada ay Puntland u tageen labada sargaal ee ugu sareeya Ahlusunna.
Masuuliyiintaan waxay dhawaan ku wajan yihiin magaalada Nairobi, waxaase maamlaha ay ku sugan yihiin Garowe ay kulamo la qaadanayaan madaxda Puntland, inkastoo Puntland iska fogeysay in wax iskaashi siyaasadeed uusan ka dhexayn iyaga iyo Ahlusunna.
Ilo ku dhow madaxtooyada Puntland ayaa u sheegay Hol, in masuuliyiinta Ahlusunna ay Puntland u tageen arrimo ay kamid yihiin ammaankooda, kadib markii lagala wareegay awoodii siyaasadeed iyo ciidan ee ay ku lahaayeen Galmudug.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Xaalada magaalada Mandhera oo kacsan kadib markii ciidamada Jubbaland gudaha u galeen
3/5/2020 7:31 AM EST
Khamiis,Maarso, 05, 2020 (HOL)- Xiisada ka taagan xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta oo khamiis ah kacsan kadib markii ciidamada Jubaland ay gudaha u soo galeen xuduuda Kenya ay wadaagaan Soomaaliya.
Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines oo sheegtay in aysan joojindoonin duulimaadyada Shiinaha
3/5/2020 7:16 AM EST
Khamiis,Maarso, 05, 2020 (HOL)- Madaxa Shirkadda Diyaaradda Itoobiya, ET Tewolde Gebremariam ayaa sheega joojinta duullimaadyada Shiinaha in aysan ahayn xalka lagula dagaallamayo caabuqa coronavirus.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Kenya oo kawada hadlay amniga xuduudaha labada dal
3/5/2020 4:26 AM EST
Khamiis,Maarso, 05, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka kuwa wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada dal ay uga shaqeeyaan sugidda nabadgalyada xuduudaha iyo guud ahaan xasilloonida gobolka.
Dagaal khasaare sababay oo ka dhacay dulleedka magaalada Beledweyne
3/5/2020 3:17 AM EST
Khamiis, Maarso, 05, 2020 (HOL)-Wararka ka imanaya deegaanka Baar oo qiyaastii 22km dhinaca Galbeed ka xigta magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in saakay uu halkaa dagaal xooggan ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab
Kenya oo eedeyn kulul u jeedisay dowladda Soomaaliya
3/5/2020 1:20 AM EST
Khamiis,Maarso, 05, 2020 (HOL)-Dowladda Kenya ayaa ku eedeysay Dowladda Soomaaliya in ay ku soo xadgudubtay madaxbanaanida iyo sharafta dhuleed ee dalkeeda, kaddib markii ay sheegtay in ciidamada dowladda Soomaaliya u soo tallaabeen dhinaca Kenya.
Somali News
Canada: Ottawa orders cellphone providers to cut prices by 25%
-
Toronto Star
3/5/2020 6:12 PM EST
OTTAWA–The Liberal government is giving Canada’s big three telecommunications companies two years to slash the price of select cellphone plans by 25 per cent.
Governor Roba says security in Mandera worsening with influx of Jubaland forces
-
Capital News
3/5/2020 3:37 PM EST
Mandera Governor Ali Roba Thursday warned the security situation in the border town was deteriorating after Jubaland forces were filmed driving non-standard tactical vehicles mounted with machine guns.
Bellin, COMSA works to find out why Somali-speaking patients are less likely to be screened for cancer, diabetes
-
Green Bay Press Gazette
3/5/2020 12:42 PM EST
GREEN BAY - Bellin Health Systems and Green Bay's Somali community are working together to remove barriers to health care after data collected by Bellin indicated Somali patients were less likely to be up to date on cancer screenings and diabetes testing than English-speaking patients.
Farmaajo, Kenyatta dial down tension in phone call after bitter exchanges
-
HOL
3/5/2020 4:47 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Tension between Kenya and Somalia appeared to ease Wednesday evening following a telephone conversation by leaders of the two countries after days of bitter exchanges with Kenya terming the spill-over of the Belet-Hawo an ‘act of provocation’.
Four illegal immigrants found in lorry in Bedfordshire tested for coronavirus
-
The Sun
3/5/2020 12:33 AM EST
FOUR illegal immigrants found in a lorry have been tested for coronavirus as 12 new cases were confirmed today taking the UK total to 51.
PAF chief, Somali Air Force commander discuss bilateral ties
-
ARY News
3/5/2020 12:27 AM EST
ISLAMABAD: Commander of Somali Air Force, Brigadier General Mohamed Sheikh called on PAF Chief, Air Marshal Mujahid Anwar Khan at Air Headquarters in Islamabad today [Wednesday].
Kenya ethnic imbalance rife in public sector, report shows
-
Daily Nation
3/5/2020 12:23 AM EST
Kikuyu and Kalenjin ethnic communities are grossly overrepresented in the public service while Kenyan-Somalis are underrepresented, statistics from a survey by the Public Service Commission between 2018 and 2019 show.
Somali refugee shares her story, encourages activism
-
Campus chronicle news
3/5/2020 12:16 AM EST
On Tuesday, Feb. 11, inside DMACC Building 6 auditorium, Saida Dahir shared her story as a Muslim Somali refugee who, along with her seven siblings and single mother, fled to the United States.