Talaado, Maarso, 03,2020 (HOL)-War Goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday Taliyihii Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir Ibraahim Macallin Cabdullaahi.
Waxaa xilkan si KMG loogu magacaabay Ciise Maxamed Ciise oo ka mid ahaa saraakiisha hoose ee hay’adda ee sida ay sheegeen Ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karo.
Ilaa hadda ma cadda sababta xilka looga qaaday Taliyaha Nabad-sugida Gobolka Banaadir Ibraahinm Macalin Cabdullaahi xilkan hayay muddo sanad iyo bilooyin ah.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]