Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 18, 2020
Al-shabaab oo caawo madaafiic ku weeraray xerada Xalane
Arbaco, Maarso, 18, 2020 (HOL)- Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda madaafiic caawa lagu garaacay xerada ammaankeeda aadka loo ilaaliyo ee Xalane ee magaalada Muqdisho oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada Amisom looga taliyo.
Warbixin lagusoo daabacay warbaahinta internetka ee taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in duqayntaan oo ahayd shan madfac oo lagasoo riday baro aan la cayimin, lala helay gudaha xerada Xalane islamarkaana uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac leh
Taliska Amisom weli kama uusan hadlin madaafiicda lagu weeraray saldhigooda.
Waa markii labaad oo bishaan gudaheeda madaafiic lagu weeraro xerada Xalane.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Wasaaradda caafimaadka: Cid aan dowladda ahayn ma sameyn karto baaritaanka cudurka COVID 19
3/18/2020 5:10 PM EST
Arbaco, Maarso, 18, 2020 (HOL)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, ayaa dhammaan xarumaha caafimadka gaaarka loo leeyahay iyo kuwa danta guudba ka mamnuucday inay sameeyaan wax baaritaan ah oo ku saabsan cudurka Coranavirus.
Dowladda Soomaaliya oo amartay in la hakiyo qabashada cayaaraha kubada cagta
3/18/2020 9:01 AM EST
Arbaco, Maarso, 18, 2020 (HOL)- Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda federalka Soomaaliya ayaa amartay in muddo 15 cishe ah la hakiyo dhacdooyinka isboortiga la xiriira sida ciyaaraha kubada cagta.
Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay dalalka aan u diyaarsanayn la tacaalida cudurka coronavirus
3/18/2020 8:09 AM EST
Arbaco, Maarso, 18, 2020 (HOL)- Soomaaliya ayaa noqotay Wadanka ugu liita ee tacaalida cudurka Coronavirus, sida lagu sheegay xog cabiraysa awooda waddanku uu ula tacaali karo cudurada faafa.
Kheyre oo u safray Addis Ababa xili ay Dowladdu mamnuucday dulimaadyada caalamiga ah
3/18/2020 3:47 AM EST
Arbaco, Maarso, 18, 2020 (HOL)- Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa deg deg ugu anbabaxay safar uu ku tagayo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya xili dowladda Soomaaliya ay mamnuucday duulimaadyada caalamiga ah iyo safaradda inta.
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la xiro dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka
3/18/2020 12:51 AM EST
Arbaco, Maarso, 18, 2020 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la xiro dhamaanba Goobaha Waxbarashada oo ay ku jiraan Jaamacadaha mudo ku dhan 15 cisho si looga hortago faafista cudurka Coronavirus.
Somali News
AU base in Mogadishu hit by mortar shells, Shabaab claims credit
-
Hol
3/18/2020 1:54 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Several mortar shells landed at the heavily fortified Halane base camp which houses AU forces headquarters in Mogadishu Wednesday evening.
Puntland hints at secession as relations with FGS hits rock bottom
-
HOL
3/18/2020 6:07 AM EST
GAROWE (HOL) - Puntland has hinted at a secession from the rest of Somalia in what signals a gross fracturing of relations with the Federal Government adding a new headache to efforts in unifying a country which has for years been torn by civil war and clan conflicts.
COVID-19: Somalia closes learning institutions, announces $5m response package
-
HOL
3/18/2020 4:33 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has announced closure of all learning institutions for 15 days and banned public meetings in a bid to cub the spread of the novel corona virus barely a week after the Horn of African nation recorded the first case of the virus.
Coronavirus pandemic 'could kill millions' in Iran
-
Al Jazeera
3/18/2020 12:20 AM EST
Stark warning from state TV comes as death toll in the country nears 1,000, with at least 16,000 confirmed cases.
China Announces That It Will Expel American Journalists
-
New York Times
3/18/2020 12:15 AM EST
The announcement comes weeks after President Trump limited the number of Chinese citizens who can work in the United States for five state-run Chinese news organizations.
Somalia set to join the list of port states
-
Businessdailyafrica
3/18/2020 12:06 AM EST
Somalia is set to join the list of port States for the first time after it completed development of Somali shipping code.