Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Mar 15, 2020
Dawladda Soomaaliya oo mamnuucday inay dalka soo galaan dadka ka imanaaya afar wadan oo uu haleelay xanuunka Coronavirus
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)- Amar ka soo baxay hay’adda Duulista Rayidka ee dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu joojiyey inay Soomaaliya soo galaan dadka ka imanaaya wadamada Shiinaha, Iiraan, Talyaaniga iyo Koonfurta Kuuriya oo iskugu jira muwaadiniinta iyo ajaanibta u dhashay dalalkaas maadaama xanuunka Coronavirus uu si daran u haleelay wadamadaasi.
Dawladda Soomaaliya, ayaa amarkan ku sababeysay inay uga hor-tagayso faafitaanka xanuunka Coronavirus, waxaana ay diyaaradaha ka codsadeen in ciddii ay uga shakiyaan inay qabaan xanuunkaas ay uga soo sheegaan Raadaarka si loogga hor-tago isla mar ahaantaana loo mariyo qalabka caafimaadka ee lagu baadho dadka qaba xumadda cudurka Coronavirus.
Xanuunkan oo aad u fidaaya, ayaa laga helay dalalka jaarka la ah Soomaaliya ee Itoobiya iyo Kenya, waxaana ay Wasaaradda Caafimaadku ay dalka oo dhan ka wadaa olole laga hor-tagaayo xanuunkaasi iyaga oo mar walba Ganacsatada, Shacabka iyo Aduunka ba ka codsanaaya in wixii taageero ah la la soo garab istaago si loogga hor-tago xanuunkaasi.
Hiiraan Online
Madaxweynaha Uganda oo dib u dhigay doorashooyinka sanadka dambe Sababo la xidhiidha Coronavirus
3/15/2020 5:05 PM EST
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)- Warbaahinta maxalliga ah ee dalka Uganda ayaa daabacday warbixin muujinaysa in Madaxweyne Yoweri Museveni uu dib u dhigay doorashada guud ee soo socota ee Uganda taasoo ka dhalatay walaaca faafitaanka coronavirus.
Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka inay wado qorshe Soomaaliya loogu kala qeybinayo koonfur iyo waqooyi
3/15/2020 4:52 PM EST
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)- Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xaaraan ku tilmaamay guddiga wada xaajoodka dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ee uu sanadkii hore magacaabay madaxweyne Farmaajo.
Dhuusa-Mareeb: Gabadh 11sanno jir ah oo u Geeriyootay Dhaawac iyo Jidh Dil Culus oo ay soo Gaadhsiiyeen Waalidkeedu
3/15/2020 1:50 PM EST
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)-Marxuumad Ikraan Mire Xaashi oo ahayd gabadh yar oo 11sanno jir ah isla mar ahaantaana u geeriyootay jidh dil iyo dhaawac culus oo ay soo gaadhsiiyeen dad ka mid ah eheleddeeda, ayaa maanta lagu aasay magaalada Dhuusa-mareeb.
Shirweyne laba beelood uga furmay magaaladda Burco
3/15/2020 8:32 AM EST
Axad, Maarso,15,2020(HOL)–Shirweynaha labadda beelood ee bariga iyo galbeedka Burco (Habarjeclo iyo Gargaxis) ayaa maanta ka furmay magaalada Burco, kaasi oo socon doonno muddo afar cisho ah.
Wasiirka arrimaha dibeda Soomaaliya oo Puntland ugu baaqay in tabashadooda lagu xalliyo si aan midnimada waxyeelaynayn
3/15/2020 6:00 AM EST
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)- Wasiirka arrimaha dibeda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku hadlayay magaca wafuuda dowladda federalka Soomaaliya ee ka qeyb galaya shirka wadatashiga Puntland, ayaa ugu baaqay madaxda Puntland in tabashadooda ay ku gudbiyaan si walaalnimo ah oo aan waxyeelayn wadajirka Soomaaliya.
Shirka wadatashiga Puntland oo furmay iyo 1,500 ergo ah oo ka qeyb galay
3/15/2020 5:39 AM EST
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)- In ka badan 1,500 ergo ah ayaa ka qeyb galay shirka wadatshiga Puntland oo goor dhowayd ka furmay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo maanta ku jirta jawi ka duwan midkii hore.
Askari ku eedeysan dilka Nin ka diiday in uu beer ku fasho oo la xukumay
3/15/2020 2:23 AM EST
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukun Maanta ku ridey Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda,kaas oo loo heysto in uu dad Shacab ah u geystay dil iyo dhaawac
Wasiirka qorshaynta Soomaaliya oo aan ka qeyb galin shirka wadatashiga Puntland
3/15/2020 2:05 AM EST
Axad, Maarso, 15, 2020 (HOL)- Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga dowladda federalka Soomaaliya xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan, ayaa kamid ahayn ergada ka qeyb galaysa shirka wadatashiga Puntland ee saaka ka furmaya magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland.
Somali News
COVID-19: Somalia bans entry from worst-hit countries
-
Anodolu Agency
3/15/2020 5:51 PM EST
Somali government announced Sunday that it banned all passengers with a travel history through the worst-hit countries from entering Somalia.
Death for soldier who enslaved civilians in his farm and killed one
-
HOL
3/15/2020 8:40 AM EST
Mogadishu (HOL) - A military officer who forced two civilians to work on his farm and later killed one following a scuffle has been sentenced to death by a military court in Mogadishu.
3 Somali nationals arrested for alleged bribery
-
IOL
3/15/2020 4:02 AM EST
An investigation by a South African Police Service (SAPS) detective in Joe Slovo Park in Milnerton, Cape Town, into an attempted murder on March 4 has led to the arrest of three foreign nationals for bribery, Western Cape police said on Saturday.
About 20 Somali MPs, senior government officials and Somali diaspora lose $59m in Nairobi-based Ponzi scheme
-
HOL
3/15/2020 2:55 AM EST
NAIROBI (HOL) - Dozens of Somali MPs, traders and diaspora Somalis are counting loses running into millions of dollars after a get-rich-quick scheme went burst this month sinking with it close to $60 million as the people behind the racket have gone underground.
Coronavirus: US states postpone presidential primaries
-
Dw
3/15/2020 12:52 AM EST
A day after Louisiana pushed back its primaries because of fears over the new coronavirus, Georgia announced it's postponing the primaries until May. The candidates, meanwhile, have taken their election campaigns online.
Hyenas, Coffee, And Qat – The City Of Harar In Ethiopia Offers Much To Intrigue
-
Tsarizm
3/15/2020 12:28 AM EST
Hyenas, coffee, and qat — the city of Harar in Ethiopia offers much to intrigue visitors with its robust history and a unique culture.
Suheib Mohamed making a successful run at Savannah State
-
Savannah Morning News
3/15/2020 12:20 AM EST
To say Suheib Mohamed has come a long way is putting it mildly. And in many ways his journey is just beginning.