Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Mar 10, 2020
Dowladda Ethiopia oo joojisay saamigii ganacsi oo ay ku lahayd dekeda Berbera
Talaado, Maarso, 10, 2020 (HOL)- Dowladda Itoobiya ayaa la noqotay saami boqolkiiba 19% ah oo ay ku lahayd Dekadda Berbera, waxayna sheegtay toddobaadkan in mashruucaas ay si buuxda u hakiyeen.
Itoobiya waxay saamigaan ka heshay shirkadda DP World ee fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta (DP World) iyo Maamulka Somaliland, iyadoo ku bedelatay si ay u horumariso jidka isku xidha Berbera oo ah irrid ganacsi oo laga helo Somaliland.
Ethiopia waxay haatan qorshaheeda u wareejisay dekeda Suudaan, iyadoo la gashay heshiis ku saabsan horumarinta dekedda Suudaan.
Heshiiska waxaa kamid ah, in Shirkadda Adeegyada Maraakiibta iyo Adeegga saadka ee Itoobiya (ESLSE) ay noqon doonto hay'ad loo idmaday inay horumariso xarunta dekeda ee Suudaan.
Itoobiya waxay sidoo kale danaynaysaa in ay saami ka hesho Jabuuti waxayna labada dal ku heshiiyeen in ay kala beddeshaan saamiyo ku yaal dalalkooda.
Waxay kaloo sheegtay inay danaynayso inay kala shaqeyso Kenya iyo Ereteriya horumarinta dekedahooda.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Wasaaradda caafimaadka oo baaris caafimaad ku haysa mudaawin Soomaaliyeed oo looga shakiyay caabuqa Coranavirus
3/10/2020 3:30 PM EST
Talaado, Maarso, 10, 2020 (HOL)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo maalmahana si gaar ah isha ugu haysay Caabuqo COVID-19, ayaa shaacisay inay baritaan ku hayso muwaadin Soomaaliyeed oo saarnaa diyaaradda Itoobiya ee saakey soo gaartay garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho, kaasoo looga shakisan yahay inuu qabo feyraska Covid 19.
Guddoomiyahii Dhaq-dhaqaaqa Soomaaliyeed ee NFD oo uu Ku Eedeeyey Kenya inay Duulimaad Guumeysi Ka Wado Dhul Soomaaliyeed
3/10/2020 12:28 PM EST
Talaado, Maarso, 10, 2020 HOL) Guddoomiyihii dhaq-dhaqaaqii loo yaqaanay NFD Suldaan Deeqoow Suldaan Macalin Sanbuul, ayaa ka dhawaajiyey in ay weli jiraan dhaq-dhaqaaqyaddii Soomaaliyeed ee goballada NFD, waxaana uu carabka ku dhuftay in duulimaadka ay dawladda Kenya....
Midowga Yurub oo Somaliland ka caawin doonna dib u habaynta Garsoorka iyo ciidanka Booliska
3/10/2020 11:46 AM EST
Talaado, Maarso, 10, 2020 HOL)– Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo wakiiladda Midowga Yurub iyo Sweden ayaa kala saxeexday mashruuc dib loogu habaynayo hay’adaha garsoorka iyo Booliska.
Hargeysa:Nin Ajanabi ah oo lagu qabtay xayawaanka Caasho badhida oo uu dalka ka dhoofinayey
3/10/2020 9:14 AM EST
Talaado, Maarso, 10,2020(HOL)–Ciidanka booliska Somaliland ayaa maanta gacanta ku soo dhigay nin Masri ah oo xayawaanka looyaqaan Caasho badhidda isagoo si qarsoodiya uga dhoofinayey madaarka Hargeysa.
Talyaaniga oo joojiyay dhammaan dhacdooyinka isboortiga
3/10/2020 3:59 AM EST
Talaado, Maarso, 10, 2020 (HOL)- Guddiga Olombikada Talyaaniga ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dhammaan dhacdooyinka isboorti - oo ay ku jiraan kubbadda cagta Serie A - laga joojiyay waddanka illaa iyo 3da Abriil sababo la xiriira walaac caafimaad oo la xiriira coronavirus.
Golaha muslimiinta Kenya oo ugu baaqay dowladda Kenya inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya
3/10/2020 3:15 AM EST
Talaado, Maarso, 10, 2020 (HOL)- Culimada muslimiinta Kenya ayaa Kenya ugu baaqay in ay tixgaliso qorshaheeda ku aadan inay kala baxdo Ciidamada Difaaca Kenya ee ku sugan Soomaaliya.
Mareykanka oo duqeyn ka geystay deegaanno hoostaga gobolka Shabeellaha Hoose
3/10/2020 2:54 AM EST
Talaado, Maarso, 10, 2020 (HOL)-War ka soo baxay Taliska Howlgalka Mareykanka Africom ayaa looga hadlay duqeyn ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga Gobolka Shabeellaha Hoose
Somali News
UK Health minister Nadine Dorries tests positive with coronavirus
-
BBC
3/10/2020 10:39 PM EST
Health minister and Conservative MP Nadine Dorries says she has been diagnosed with coronavirus. Ms Dorries, the first MP to test positive, said she had taken all the advised......
US airstrikes kill 9 Al Qaeda affiliated terrorists in Somalia
-
American Miltary News
3/10/2020 6:08 PM EST
U.S. Africa Command (AFRICOM) conducted a second airstrike in Somalia this week, killing at least five terrorists of Al-Shabaab, a Somalia-based terror group affiliated with Al Qaeda, just one day after killing four other terrorists.
Military man to face death for murder of football fan in Mogadishu
-
HOL
3/10/2020 5:45 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A military man was Tuesday sentenced to death in Mogadishu by a military court for murder of a football fan at a stadium in the capital, Mogadishu.
Arrested Saudi royals allegedly aimed to block crown prince's accession
-
The Guardian
3/10/2020 5:38 AM EST
The dramatic arrests of two leading Saudi royals followed discussions between the two men about using a procedural body, led by one of them, to block the accession to the throne of the crown prince, Mohammed bin Salman, if the current monarch dies or becomes incapacitated.
Ethiopia's first shot at real democracy could be derailed before elections are held
-
The Washington Post
3/10/2020 5:34 AM EST
On a busy back street in the hometown of Ethiopia's prime minister, Nobel Prize-winner Abiy Ahmed, two men sipping coffee and chewing khat tried out a new pastime: having a heated political disagreement in public.
US Strikes in Somalia Nearly on Par with Strikes in Iraq, Syria
-
VOA
3/10/2020 3:50 AM EST
The pace of U.S. military strikes against al-Qaida affiliate al-Shabab in Somalia this year is nearly on par with the number of strikes against Islamic State in Iraq and Syria.
I Ate Stewed Camel In Columbus, And I Think You Should, Too
-
Columbus Navigator
3/10/2020 1:03 AM EST
There are many things to love about Columbus. We have the greatest college football team, amazing ice cream, a thriving start-up scene and even some iconic dishes. And we’ve earned our nickname as “The Biggest Small Town in America” by being such a friendly place, and passionately supporting our own.
Amal Abdirahman campaigning to become president in Somalia 2020
-
Enfield Independent
3/10/2020 12:29 AM EST
A civil rights activist is aiming to become the first female president in Somalia in what is expected to be an historic election.
‘A Girl From Mogadishu’ Starring Aja Naomi King To Hit Cinemas April 3
-
Blackfilm
3/10/2020 12:23 AM EST
How To Get Away With Murder‘s Aja Naomi King Plays Ifrah Ahmed In Female Empowerment Story