Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Jun 13, 2020
Shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka oo maxkamad la horgeeyay
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Waxaa maanta maxkamad ku taalla Gobolka Banaadir kasoo muuqday shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, kuwaas oo loo haaysto eedo la xiriira Musuq maasuq.
Dadka lasoo taagay maxkamadda ayaa waxaa kamid ah agaasimihii wasaaraddaas iyo agaasima waaxeedyo loo haaysto lunsashada hantida wasaaradda, gaar ahaa xilliyadii uu bilowga ahaa COVID-19.
Shaqaalaha ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee loo haaysto musuqa ayaa muddo xirnaa, waxaana la eegayaa cadaaladda ay ka helaan garsoorka dalka.
Walow dadka qaar ay xariggooda ku micneeyeen arrimo salka ku haya is-fahmi waa ' dhinaca siyaasadda ah .
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweynaha dalka Jabuuti oo xaqiijiyay berito dalkiisa inuu marti galin doona kulan dhexmaraya madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyne Muuse Biixi
6/13/2020 4:01 PM EST
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Berrito dalka jabuuti, ayaa marti galin doona kulan dhex maridoona Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi
Wasaarada Xannaanada Xoolaha Somaliland oo sheegtay in laga been sheegay dhimashada geela Gobolka Sool
6/13/2020 10:23 AM EST
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Masuuliyiin ka socda Wasaarada Xannaanada Xoolaha Somaliland oo mudooyinkii la soo dhaafay baadhitaan ku wadey xoolaha Gobolka Sool ayaa waxay sheegeen in si qaldan warbaahinta qaarkood baahiyeen xanuun 3000 oo neef ku diley G. Sool, waxayse qireen in ay jiraan xanuun xoolaha haya oo ay daweeyeen intii ay safarka ku jireen.
Xisbiyada mucaaradka dalka Ethiopia oo kasoo horjeestay muddo kordhinta xisbiga talada haya
6/13/2020 6:26 AM EST
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Xisbiyada mucaaradka dalka Ethiopia ayaa ka soo horjeestay go’aankii Golaha aqalka sare ee 10-kii Juun ugu kordhiyeen muddada xil haynta Xisbiga Talada hay, sababo la xidhiidha walaaca Covid19.
Mareykanka oo juhdi adag ku bixinaya kulanka Farmaajo iyo Biixi oo isbuuca soo socda ka dhici doona Jabuuti
6/13/2020 5:57 AM EST
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Isbuuca soo socda ayaa la rajeynayaa in ay kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kulankaas oo qorshahu yahay inuu ka dhaco Jabuuti.
G/le Cali Cabdi Jabbaar oo loo magacaabay Madaxa Dambi ka hortagga Komishinka Booliska DDS
6/13/2020 2:22 AM EST
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Sida ku cad warqadda kasoo baxday Xafiiska Komishinka Booliska DDS. oo lagu magacaabay G/le Cali Cabdi Jabbar inuu noqdo Madaxa Dambi ka hortagga Komishinka Booliska DDS.
Al-shabaab oo markii ugu horeysay hirgalisay xarun loogu talo galay Covid19
6/13/2020 1:28 AM EST
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Kooxda Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaadday in ay fureen goob karantiil iyo xarun daryeel oo lagula dagaalamayo COVID-19, Waxayna tani muujinaysaa in kooxdu ay si dhab ah u dareentay faafidda cudurka.
Hodan Xasan: “Muslimiintu waa dhibbanaha dhabta ah ee weeraradii 9/11”
6/13/2020 1:25 AM EST
Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Hodan Axmed Xasan oo ah gabadh Soomaaliyeed oo xubin ka ah golaha baarlamaanka gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, ayaa sheegtay Muslimiintu inay yihiin dhibbanaha dhabta ah ee weeraradii 9/11.
Somali News
Atlanta police chief resigns after officer shoots, kills Black man
-
AP
6/13/2020 6:24 PM EST
Atlanta (AP) - Atlanta's police chief resigned Saturday, less than 24 hours after a black man was killed by an Atlanta officer in a struggle following a field sobriety test.
Said focuses on housing, workforce retention and uniting community in city council campaign
-
SC Times
6/13/2020 8:15 AM EST
ST. CLOUD — Six years ago, Ahmed Said became one of the first Somali candidates to run for St. Cloud City Council..
Detained Djibouti soldier ‘maintained relations with Eritrea’-State Prosecutor
-
HOL
6/13/2020 5:32 AM EST
DJIBOUTI (Haalbeeg News) - Fuad Yusuf Ali, the military man whose arrest in Djibouti has sparked rare public protests held relations with the country’s enemy-Eritrea and sought to steal a military aircraft, the State Prosecutor has said.
US brokered Somalia-Somaliland talks set for tomorrow in Djibouti
-
HOL
6/13/2020 4:09 AM EST
NAIROBI (HOL) - Talks between Somalia and the break-away region of Somaliland are set to resume on Sunday as Presidents Mohamed Farmaajo and Muse Bihi are expected to meet in Djibouti.
Extremist group al-Shabab sets up coronavirus center in Somalia
-
AP
6/13/2020 2:50 AM EST
The al-Qaida-linked extremist group in Somalia has unveiled a COVID-19 isolation and care facility, a sign that the group is taking seriously the pandemic that continues to spread in the fragile country.
Police scrutiny chief stopped and searched by officers ‘at least 60 times since the age of 13’
-
Evening Standard
6/13/2020 1:37 AM EST
A 35-year-old black Lambeth councillor and vice-chairman of several police scrutiny committees has been stopped and searched at least 60 times since he was 13 — almost always because police assume he is a drug dealer.
Ilhan Omar on police reform, the Minneapolis protests, & talking to her kids about race
-
Bustle
6/13/2020 1:26 AM EST
Minnesota Representative Ilhan Omar was scrolling through social media when a video of George Floyd’s killing appeared on her feed. “It was like watching a horror movie,” the freshman congresswoman tells Bustle. “You just keep yelling, and you know they can’t hear you.” The video shows former police officer Derek Chauvin, who served Omar’s Minneapolis district, with his knee on Floyd’s neck. “It was like watching a public lynching.”
America’s disdain for black lives extends to Africa
-
FP
6/13/2020 1:17 AM EST
Since the police killing of George Floyd on May 25, several U.S. embassies in Africa have issued statements seeking to mollify African protests against the killings of black people by police and white vigilantes in the United States. The chair of the African Union Commission, Moussa Faki Mahamat, said the pan-African body rejects the “continuing discriminatory practices against Black citizens” of the United States—just as it did in a historic Resolution on Racial Discrimination in the United States of America made by African leaders at the Organization of African Unity’s first assembly meeting in 1964.
They’re protesting racism and police brutality. Their parents question why it’s their fight.
-
Buzzfeed
6/13/2020 1:10 AM EST
Many young Somalis have come out to protest the police killing of George Floyd, but some of their immigrant parents just don't understand why their children see it as their battle.
Toronto: The fastest growing city (and region) in N. America
-
Rcinet
6/13/2020 1:02 AM EST
The area that stretches around the western end of Lake Ontario has long been known as “the golden horsehoe”, an industrial and economic powerhouse of Canada, with Toronto at the centre and with rich agricultural lands around it, especially in the Niagara peninsula.
Arab League ‘shifts’ stance on Libya and recognises Libya's GNA
-
Trt World
6/13/2020 12:51 AM EST
As warlord Khalifa Haftar’s power wanes in Libya, the Arab League shifts towards recognising the country’s legitimate government in Tripoli.
Why the Trump administration is sanctioning a top international court
-
Vox
6/13/2020 12:47 AM EST
President Donald Trump signed an executive order on Thursday sanctioning members of the International Criminal Court, the global judicial body investigating American troops for possible war crimes during the Afghanistan war.
Aid groups ‘alarmed’ by little US coronavirus assistance
-
AP
6/13/2020 12:25 AM EST
More than two dozen international aid groups have told the U.S. government they are “increasingly alarmed” that “little to no U.S. humanitarian assistance has reached those on the front lines” of the coronavirus pandemic
Risk of conflict rising between 2 Ethiopia regional powers, report finds
-
VOA
6/13/2020 12:09 AM EST
ADDIS ABABA - Tension between Amhara and Tigray, two of Ethiopia's most powerful regions, is increasing as the country approaches elections next year, says a new International Crisis Group report.