Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Jun 11, 2020
Soomaalida Ottawa oo codkooda ku biiriyay cambaaraynta dilkii goerge Floyd
Khamiis, Juun 11, 2020 (HOL) - Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa codkooda ku biiriyay cambaaraynta loogasoo horjeedo dilkii ay booliska Maraykanka u geysteen nin madow ah oo lagu magacaabo George Floyd.
George Floyd, oo ahaa 46 sano ayaa baraha bulshada ku baahay muuqaal mujinayay isga oo oronaya '' Ma neefsan karo'' waxaana markaasi luqunta jilibka kaga hayay nin cadaan oo boolis ah.
Kulanka bulshada Soomaalida ku cambaaraynaysay dilka George Floyd oo ka dhacay agagaarka Masjid Salaama ee magaalada Ottawa, ayaa sidoo kale loogu hadalay wiil Somali-Canadian ah oo Booliiska magaalada Ottawa ku dileen bishii July 24, sanadkii 2016.
Cabdiraxmaan Cabdi oo 37 jir ahaa ayaa ku geeriyooday isbitaal kadib markii Booliiska Ottawa ay u geysteen jirdil xoogan. Waxaa dilkiisa loo aaneeyay inuu salka ku hayo midab takoor iyo cunsuriyad.
Daniel Montsion oo ka tirsan Booliska magaalada Ottawa ayaa lagu soo oogay dacawad la xiriirta dilka Cabdiraxmaan Cabdi. Waxayna maxkamadiisa dib u bilaabandoontaa bisha July 6, 2020.
Ayada oo la tix-galinayo kala fogaansha la xiriira cudurka Covid-19, ayaa qayb kooban oo ka tirsan bulsha Soomaaliyeed ee magaalada Ottawa ka soo qayb galeen kulaankaas. Waxaase la rajeynayaa in dib loo kulmo si wadajir looga qayb qaato sidii caddaalad loogu heli lahaa dilkii loo geystay marxuum Cabdiraxmaan Cabdi.
Waxaa meesha lag akhriyay qudbado ku baxayay afar luuqadood ee kala ah, Soomaali, Carabi, English iyo Faransiis. Shaqsiyaadkii halkaas bayaanka ka aqriyey ayaa waxaa ka mid ahaa Sheikh Cabiraxmaan Bashiir, Sheikh Cabdikariim Sugulle, Cabdiraxman Kaahin iyo Sheikh Muuse Faarax.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Shirkii golaha wasiirrada Soomaaliya oo maanta baaqday
6/11/2020 6:11 PM EST
Khamiis, Juun 11, 2020 (HOL) - Warka la xiriira baaqashada kulankii Khamiis-laha ahaa ee golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa waxa uu soo baxay xalay saqdii dhexe kadib markii xubnahii ka qeyb-geli lahaa ay Hiiraan Online u sheegeen in ay heleen farriimo loogu sheegayo in uu kulanka la baajiyay.
Dowladda Soomaaliya oo maanta diiwaan galisay 61 kiis oo Covid19 ah
6/11/2020 2:31 PM EST
Khamiis, Juun 11, 2020 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 61 kiis oo cusub oo ah 'Covid-19' 24kii saacadood ee la soo dhaafay. Tani waxay tirada guud ka dhigaysaa 2,513 kiis.
Dabley hubaysan oo Muqdisho ku dilay darawal mooto bajaajle ah
6/11/2020 2:04 PM EST
Khamiis, Juun 11, 2020 (HOL) - Dabley hubaysan ayaa wiil dhalinyaro oo mooto bajaaj leh ku dilay degmada Dharkanley ee gobolka Banaadir, waxaana dilkaan uu qeyb ka yahay dilal taxane oo si macno darro loogu geysanayo dhalinyarada ku shaqeysta gaadiidkaas.
Puntland oo Ku dhawaaqday feejignaan dheeraad ah oo Ka dhan ah faafitaanka Covid-19
6/11/2020 1:01 PM EST
Khamiis, Juun 11, 2020 (HOL) - Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday feejignaan dheeri ah oo ka dhan ah cudurka Covid19, kadib markii la sheegay inuu cudurka kusoo labo kacleeyay deegaanada Puntland oo markii hore uu kasii yaraanayay.
Wufuud kala duwan oo ku sii qulqulaya degaano xiisad colaadeed ka taagan tahay degaanka Hawdka
6/11/2020 9:08 AM EST
Khamiis, Juun 11, 2020 (HOL) - Degaanada Ceegaag iyo Horufadhi oo ka kala tirsan Buuhoodle iyo Caynaba ayaa xiisad colaadeed oo ka taagnayd todobaadkan sidii xal looga gaadhi lahaa.
Aqalka sare ee Itoobiya oo Raysal wasaare Abiy Ahmed u ogglaaday inuu xukunka hayo tan iyo inta laga guulaysanayo Coronavirus
6/11/2020 1:21 AM EST
Khamiis, Juun 11, 2020 (HOL) - Barlamaanka Aqalka sare ee dalka Itoobiya ayaa u oggolaaday xukuumadda raysal wasaare Abiy Ahmed inay sii wadato xukunka illaa Coronavirus ka dib.
Somali News
For Somali-owned businesses damaged in riots, relief effort takes off
-
BIZ Journal
6/11/2020 10:33 AM EST
Mowlid Jigre heard gunshots as he left Jigjiga Business Center two days after the killing of George Floyd. He worried the chaos that had swallowed a stretch of East Lake Street less than a mile away would reach Jigjiga soon, and he was right: When he returned the next morning the building had been ransacked.
School closures in Dadaab refugee camps leave Somali teachers without pay
-
ERGO Radio
6/11/2020 10:11 AM EST
(ERGO) - Around 500 teachers at private schools in the Somali refugee camps in Dadaab are in financial difficulties after losing their pay since all schools were closed as part of Coronavirus lock down measures in Kenya.
Shabaab could smuggle bomb ingredients as local resources run out-UN
-
HOL
6/11/2020 4:39 AM EST
NAIROBI (HOL) - Depletion of locally available ingredients for making explosives could force the militant group Al-Shabaab to smuggle the components into the country, the UN has warned.
In the aftermath of George Floyd killing, an uneasy discussion about racism in Minnesota's Muslim community
-
Sahan Journal
6/11/2020 1:35 AM EST
The warning came as Iman Hassan walked over one Ramadan night to grab some Mediterranean food on a table close to the women’s prayer space at Masjid Al-Israa in Fridley. “Don’t go there yet,” she heard an Arab woman tell her children. “The Somali hyenas are over there.”
While remembering George Floyd, community seeks justice for Abdirahman Abdi
-
HOL
6/11/2020 1:17 AM EST
Ottawa (HOL) - Community and faith leaders in Ottawa held a solidarity ceremony in memorial of George Floyd on Tuesday,
After rioting, Midtown and Mercado Central anchor hopes for Lake Street's future
-
Star Tribune
6/11/2020 12:40 AM EST
Between Interstate 35W and Cedar Avenue, Minneapolis had one of the most thriving hubs for new immigrant communities.
'I am Italian too': How #BlackLivesMatter protests reignited the Italian citizenship debate
-
Info Migrants
6/11/2020 12:33 AM EST
Global anti-racism protests following the death of African-American George Floyd could impact Italy's citizenship laws. Here, politicians are under pressure to allow more children of migrants born and educated in the country to become Italians.
Watch: Pakistan turns locust threat into chicken feed
-
Gulf News
6/11/2020 12:32 AM EST
Islamabad: At a time when Pakistanis are struggling with the impact of the coronavirus pandemic, a new threat has emerged in the country as the worst invasion by desert locusts in decades threatens to destroy thousands of hectares of crops in the country.
Somalia confirms 36 new COVID-19 cases as tally hits 2,452
-
Xinhua
6/11/2020 12:28 AM EST
MOGADISHU, June 10 (Xinhua) -- Somali Health Ministry on Wednesday confirmed 36 new COVID-19 cases, bringing the total number of infections to 2,452.
Coronavirus threatens Kenya goal to end female genital mutilation by 2022
-
Reuters
6/11/2020 12:19 AM EST
NAIROBI, June 9 (Thomson Reuters Foundation) - The coronavirus pandemic has put Kenya’s goal of ending female genital mutilation (FGM) by 2022 in jeopardy, campaigners against the practice warned, amid reports of “mass cuttings” involving hundreds of girls being held while schools are closed.
Battling Somalia's epidemic, a grieving British doctor finds peace
-
Reuters
6/11/2020 12:15 AM EST
MOGADISHU: British doctor Jihan Mohamud traveled to Somalia for the first time last year to bury her father in the land of his birth.
Mississauga student helping to develop crowdsourcing COVID-19 website for Somalia
-
Toronto Star
6/11/2020 12:08 AM EST
An 18-year-old from Mississauga behind a crowdsourcing website that maps COVID-19 hot spots in Canada is now helping Somalia gather information about the virus.