Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Feb 26, 2020
100 dal oo ka tirsan IMF oo ballan qaaday inay bixiyaan 334 milyan oo ah gargaarka daynta cafinta Soomaaliya
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Maareeyaha Hay'adda Lacagta Adduunka ee IMF, Kristalina Georgieva ayaa maanta shaaca ka qaaday in Hay'adda Lacagta Adduunka ay xaqiijisay ballanqaad maaliyadeed oo ku filan oo ay ugu oggolaanayso Soomaaliya in lasiiyo deyn dhammaystiran.
In kabadan 100 wadan oo kamid ah wadamada xubnaha ka ah IMF ayaa balanqaaday inay bixiyaan wax kabadan $334 million. Waxay sheegtay in la raacayo geedisocod cusub oo awood u siineysa Soomaaliya in deyn lasiiyo,
Marwo Georgieva waxay amaantay horumarada maalgelinta, iyadoo xustay talaabada maaliyeedeed maanta in ay Soomaaliya ufureyso fursad taariikhi ah oo ay uga sii gudubto deyn dhammaystiran oo kaga timaadda IMF iyo bulshada caalamka.
“Waxaa naga go'an in aan ka taageerno Soomaaliya soo kabashadeeda kadib muddo dheer oo colaad iyo burbur ah,’ ayay tidhi Georgieva. ”
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye oo sameysay hab dhaqan ceeb weyn ku ah nidaamka dowladnimada
2/26/2020 11:06 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda federalka Soomaaliya xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si bareer ah u diiday inay marto nidaamka hubinta caafimaadka dadka kasoo dagaya garoonka Aadan Cadde, maadaama dowladdu go'aansatay in dadka soo galaya la hubiyo caafimaadkooda.
Wasiir Qambi oo raaligalin ka bixiyey eeddii uu usoo jeediyey shirkadda Shiidaalka ee HASS Petroleum
2/26/2020 10:18 AM EST
Arbaco, Febraayo 26,2020 (HOL)–Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa raaligalin ka bixiyey eedii uu ujeediyey shirkadda shiidaalka ee HASS petroleum.
Shiinaha oo ka mamnuucay muwaadiniintiisa inay cunaan xayawaanka duurjoogta
2/26/2020 7:03 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Hogaamiyaasha Shiinaha ayaa bilaabay xayiraad deg deg ah oo ku saabsan iibinta iyo cunista xayawaanka duurjoogta ah, kadib go'aan deg deg ah oo lagula dagaallamayo faafitaanka coronavirus.
Puntland iyo Somaliland oo mid kasta guulo ka sheegtay dagaal maanta ka dhacay gobolka Sanaag
2/26/2020 6:30 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Puntland iyo Somaliland ayaa warsaxafaadeedyo iskasoo horjeeda kasoo kala saaray dagaal maanta galinkii hore ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ku dhexmaray degaanka la yiraahdo kadhada oo 18km u jira tuulada Yubbe ee gobolka Sanaag.
Beesha caalamka oo ku baaqday in dib loogu laabto sharciga doorashooyinka ee madaxweyne Farmaajo uu saxiixay
2/26/2020 6:02 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Beesha caalamka ayaa si degdeg ah ugu baaqday in dib loogu laabto Sharciga doorashooyinka Soomaaliya ee dhowaan la meel-mariyey, kadib markii ay sheegeen in sharcigaas uu ku guul-darreystay in si cadaalad ah oo loo dhan yahay looga wada qeyb qaato.
Deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag oo dagaal ku dhexmaray Somaliland iyo Puntland
2/26/2020 5:48 AM EST
Arbaco, Febraayo 26, 2020 (HOL )– Ciidamada Militeriga Somaliland ayaa sheegay in saaka subaxii hore dagaal ka dhacay deegaanka Bariga Sanaag, kuwaas oo ay iskaga hor yimadeen ciidanka Somaliland iyo ciidanka Puntland.
Maamulka shirkadda HASS: Wasiirka howlaha guud Somaliland shaxaad aan udiiday ayuu shirkadda u jaaifeeyay
2/26/2020 5:38 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Masuuliyiinta shirkadda shidaalka ee HASS ayaa iska bari yeelayay eedeymo uu usoo jeediyay wasiirka howlaha guud ee Somaliland, Qambi, kaasoo ku eedeeyay shirkaddu inay taageerto jabhad hubaysan oo fadhigeedu yahay gobolka Togdheer, taasoo dagaal kula jirta Somaliland.
Madaxweynaha Puntland oo caafimaad dibada ah u balanqaaday gabadh 7 sano jir ah oo araga la'
2/26/2020 4:48 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Mdaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyay Ayaan Xassan Ducaalle oo ah Gabadh 7sano jir ah oo araga naafo ka ah, Taas oo Maalmo ka hor Fariin Maanso ah u soo dirtay Madaxwaynaha, si wax looga qabto xaaladda nololeed iyada iyo dadka ay isku baahida yihiin.
Wasiir Qambi oo shirkadda Shiidaalka ee HASS ku eedeeyey inay maalgaliso jabhadaha Buuhoodle iyo jawaabta shirkadda
2/26/2020 3:17 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)- Wasiirka Hawlaha guud iyo gurigeynta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa shirkadda Shiidaalka ee Hass iyo shakhsiyaad kale ku eedeeyey inay maalgaliyaan jabhadaha laga sameeyey magaalada Buuhoodle.
Wado Laami ah oo dad iskood isu xilqaamay dhisayaan oo maanta la dhagax dhigay
2/26/2020 1:46 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)-Wadadan oo isku xidhaysa magaalooyinka Kalabaydh iyo Laascaanood dherekeeduna gaadhayo 32Km. ayaa waxaa dhagax dhigay wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Jiddadka Somaliland.
Al-shabaab oo weeraray saldhig ay deggan yihiin ciidamada Kenya
2/26/2020 1:30 AM EST
Arbaco, Feberaayo, 26, 2020 (HOL)-Wararka laga helay gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Kenya ay ku lahaayeen meel aan ka fogeyn degmada Gaarisa
Somali News
Somali Sports Minister shrugs off corona virus test upon arrival from Egypt
-
HOL
2/26/2020 1:27 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Authorities at Aden Adde Airport in Mogadishu were Wednesday taken aback after Sports Minister Khadijo Diriye declined to be tested for Corona Virus after landing from Egypt which has declared one case of the deadly disease.
IMF Managing Director Kristalina Georgieva Announces Financing Milestone on Debt Relief for Somalia
-
IMF
2/26/2020 11:48 AM EST
IMF Managing Director Kristalina Georgieva today announced that the International Monetary Fund has secured sufficient financing pledges to allow the Fund to provide comprehensive debt relief to Somalia.
Sanders says may relocate US embassy back to Tel Aviv if elected
-
Aljazeera
2/26/2020 10:13 AM EST
Leading US Democratic presidential candidate Bernie Sanders said he would consider moving the US embassy in Israel back to Tel Aviv if elected president.
Somaliland and Puntland trade accusations as fighting breaks out in Sanaag region
-
HOL
2/26/2020 9:21 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Fighting broke out between Puntland and Somaliland Forces in Sanaag region Wednesday with both sides trading accusations.
Uhuru gives NEP leaders 14 days to solve ‘homegrown’ terror attacks
-
Standard Digital
2/26/2020 5:21 AM EST
UN says desert locust situation remains 'extremely alarming' in east Africa
-
Xinhua
2/26/2020 4:58 AM EST
The United Nations Food and Agriculture Organization (FAO) on Tuesday stressed that the desert locust outbreak situation has remained "extremely alarming" in the Horn of Africa (HoA), posing serious food security threat across Ethiopia, Somalia and Kenya.
UN, partners fault Elections Law, call for ‘urgent’ review
-
HOL
2/26/2020 4:51 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The recently adopted Elections Law fails the test of a fair and inclusive elections, the UN and other partners in Somalia have said calling for urgent review.
Report: Saudis, UAE funnelled millions to Trump 2016 campaign
-
Al Jazeera
2/26/2020 12:43 AM EST
Lebanese-American fugitive CEO claims Saudi Arabia and UAE had deal with Trump to cripple Iranian oil industry.
BY THE BOOK: Misky Nur Abdullahi
-
Daily Nation
2/26/2020 12:38 AM EST
Misky Nur Abdullahi, 19, is a poet from Mandera County. She is a great debater who in the past took part in many competitions, coming out of them with awards.
U.S. military says killed militant leader behind attack in Kenya that killed Americans
-
Reuters
2/26/2020 12:35 AM EST
A U.S. air strike over the weekend in Somalia killed an Islamist militant who helped plan last month’s attack on a military base in Kenya in which three Americans died, the U.S. military said on Tuesday.
Bristol's Somali men open up about mental health
-
BBC
2/26/2020 12:30 AM EST
A group of Somali men from Bristol have discussed mental health for the first time in their community.
Africa Finance Corp to invest $63 mln in Djibouti wind farm
-
Reuters
2/26/2020 12:26 AM EST
Africa Finance Corporation (AFC) is investing $63 million to build and operate a 60 megawatt (MW) wind farm in Djibouti, the Lagos-based development financier said on Monday.