Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Feb 24, 2020
James Swan oo golaha ammaanka siinaya warbixin ku saabsan doorashooyinka Soomaaliya
Isniin, Feberaayo, 24, 2020 (HOL)- Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ambasaddor James Swan, ayaa caawa golaha Amniga uga warbixin doona mowduucyo badan oo ay ka mid yihiin doorashooyinka Soomaaliya ee 'hal qof, hal cod iyo arrimaha amniga waqtiga kala guurka.
Saacaddu markay tahay
11 habeenimo
waqtiga geeska Afrika ayuu James si toos ah ugasoo muuqandoonaa shaashahada Qaramada Midoobay, isagoo warbixin siinaya fadhiga golaha ammaanka QM.
Warbixintii uu bishii november bixiyay Swan wuxuu ku sheegay in indhaha lagu wada hayo doorashada 2020-ka, waxaana uu hoosta ka xariiqay ahmiyadda ay leedahay in barlamaanka uu meel mariyayo nooca doorasho ee ay Soomaaliya yeelaneyso iyo in la dhaqangeliyo wax ka badelkii lagu sameeyay xeerka axsaabta siyaasadda kahor dabayaaqada Disembar.
"Dib u dhac ku yimaada hannaanka doorashada ee Soomaaliya waxay khatar gelineysaa geedi-socodka doorashada 2020", ayuu yiri Swan.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Jabhado ka jirey Buuhoodle iyo Sool oo shaaciyey inay u midoobeen la dagaalanka Somaliland
2/24/2020 11:41 AM EST
Isniin, Feberaayo, 24, 2020 (HOL)-Munaasabad lagu soo bandhigay midawga laba jabhadood oo ka jirey degaanada Sool iyo Cayn ayaa lagu qabtay magaalada Buuhoodle, kuwaas oo u midoobey la dagaalanka maamulka Somaliland.
Wadamada Soomaaliya iyo Baxreyn oo Yeelanaya Iskaashi Ganacsi
2/24/2020 8:37 AM EST
Isniin, Feberaayo, 24, 2020 (HOL)- Weftigii uu hoggaaminaayey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Cabdullaahi Cali Xasan ee maalmihii u dambeeyey socdaalka shaqo ku joogay dalka Cummaan, ayaa gaadhay wadanka Baxreyn, waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey oo ay kulan laba geesood ah wada-qaateen dhiggiisa dalkaasi Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Zayed R. Al Zayani.
Garyaqaanka guud ee Somaliland oo ka hadlay wax ka bedelka lagu samaynayo xeerka xisbiyada Somaliland
2/24/2020 8:28 AM EST
Isniin, Febraayo 24, 2020 (HOL )– Garyaqaanka guud ee qaranka Somaliland Cabdisamad Cumar Maal ayaa sheegay in madaxweynuhu awood u leeyahay inuu wax ka bedel iyo kaabis ka dalbado golaha Baarlamaanka xeerka ururadda iyo asxaabta , taas oo la doonayo in dib loo furo ururadii si saddex xisbi usoo baxaan.
Qareenada Puntland oo soo bandhigay dacwad ay ka gudbiyeen guddoomiyaha maxkamada sare Puntland
2/24/2020 5:52 AM EST
Isniin, Feberaayo, 24, 2020 (HOL)- Ururka Qareenada Puntland ayaa sheegay inay barlamaanka Puntland ugudbiyeen cabasho ka dhan ah K/simaha guddoomiyaha maxkamada Sare, iyagoo ka cabanaya inay bixiyaan canshuuro ay ku tilmaameen kuwo aan sharciga waafaqsanayn.
Weerar bambaano oo lagu qaaday iskusoo bax lagu taageerayay Raysal wasaaraha Itoobiya
2/24/2020 2:39 AM EST
Isniin, Feberaayo, 24, 2020 (HOL)- Weerar bambaano oo lagu qaaday isu soo bax lagu taageerayo Raiisel wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa waxaa ku dhaawacmay ku dhawaad 30 qof Axadii.
Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka fuliyay gobolka Jubbada Dhexe
2/24/2020 1:35 AM EST
Isniin, Feberaayo, 24, 2020 (HOL)-Qoraal ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Africa ee loo yaqaano AFRICOM ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey Magaalo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe.
Somali News
Sanders accuses pro-Israel group of giving platform to 'bigotry'
-
Al Jazeera
2/24/2020 6:50 PM EST
US presidential candidate Bernie Sanders said he would not attend AIPAC's annual policy conference in March.
Remarks by UN Envoy James Swan to the Security Council on the situation in Somalia on 24 February 2020
-
Unsom
2/24/2020 6:37 PM EST
Mr. President, 2020 has the potential to be a transformative year for Somalia. A number of key national priorities are due to conclude and will impact Somalia’s trajectory for years to come.
U.S airstrike killed Hormud employee-official
-
HOL
2/24/2020 3:36 PM EST
MOGADISHU (HOL) - A U.S air strike Monday in Lower Jubba region killed an official of a local telecommunication company in Somalia but both Somali Government and US forces said the strike killed an Al-Shabaab militant.
Southwest president fires two ministers, unveils replacements
-
HOL
2/24/2020 8:49 AM EST
SouthWest state president Abdiaziz Hassan Laftagareen has sacked two ministers in a decree Monday and announced immediate replacements.
Somalia edges closer to first democratic election in half a century
-
The Guardian
2/24/2020 5:15 AM EST
The president of Somalia has signed a landmark federal law, paving the way for the country to hold its first popular election in half a century.
U.S airstrikes in two says kills three Shabab militants, injure four
-
HOL
2/24/2020 4:25 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A U.S airstrike wounded three Al-Shabaab militants in Middle Jubba Sunday, Somali government has said barely a day after a similar strike killed two militants in the same region.
Malaysia's Mahathir submits resignation to king
-
Al-Jazeera
2/24/2020 2:34 AM EST
Prime Minister Mahathir Mohamad announced his resignation on Monday paving the way for a possible formation of a new government.
11 Kenyans Rescued In Eastleigh In Suspected Human Trafficking Case
-
Kahawa
2/24/2020 2:09 AM EST
Directorate of Criminal Investigations (DCI) sleuths today have rescued 11 Kenyans aged between 23-30 years at Ushirika Estate within Eastleigh who were allegedly awaiting to be transported to Middle East for slavery.
Turkey attracts more and more Israelis for hair transplant operation
-
Daily Sabah
2/24/2020 12:46 AM EST
Israeli men continue to arrive in Turkey to have hair transplant operations, despite strained political relations between Israel and Turkey.
Togo President Faure Gnassingbe wins fourth term, as rival claims fraud
-
AFP
2/24/2020 12:29 AM EST
Togo President Faure Gnassingbe has won a fourth term in power, the national electoral commission declared on Monday, as his main rival accused authorities of fraud.
Kenya earnings from exports to Somalia hits a decade-low
-
Businessdailyafrica
2/24/2020 12:04 AM EST
The war-scarred Somalia has lost its lustre as a market outlet for Kenya's goods despite the heavy investments that Nairobi has made to restore political stability in the Horn of Africa nation.