Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Feb 22, 2020
Gabdhaha Soomaaliyeed ee Ajman oo xaflad sagootin ah u sameeyay ganacsatadii ka qeyb gashay bandhigii cuntooyinka ee Dubai
Sabti, Feberaayo, 22, 2020 (HOL)- Dumarka Soomaaliyeed ee degen Cajmaan ee dalka Isutaga Immaaraadka ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay ganacsatadii Soomaaliyeed ee ka qeyb galay bandhigii carwada cuntooyinka kala duwan ee aduunka ee lagu qabtay Dubai.
Qaar ka mid ah ganacsatadii kala matalayay shirkaddo kala duwan iyo madax ka socotay hay’adda Geel ayaa ka qeyb galay casho sharaftaan ay ku maamuuseen gabadha Soomaaliyeed ee degen Ajman.
Dr. Ibrahim Dhaqane oo katirsan mashruuc GEEL ayaa ka sheekeeyay sida ay ganacsatada Soomaaliyeed kaalin firfircoon uga qaateen ka qeybgalka bandhig carweedka cunnooyinka iyo sida ay usoo jiiteen indhaha dalal badan oo doonaya inay Soomaaliya wax kasoo dhoofsadaan.
Shirkaddo badan oo Soomaaliya ayaa sannad walba uga faaidaysta in ay wax soo saarkooda ganacsi kusoo bandhigaan Carwadaan oo ay iskugu yimaadaan shirkado kala duwan, oo isagu jira kuwa wax iibinaya iyo kuwo wax iibsanaya.
Gabdhahaas Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Cajmaan ayaa iskood isu-abaabulay oo ka sameeyey xaruun wax lagu baro dhallaanka Soomaaliyeed laguna kaalmeeyo dadka dan yarta ah ee dhaqan deegaanka Cajmaan.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Munaasabad lagu soo dhaweynayay xayiraad ka qaadistii Shirkadda Barakaat oo lagu qabtay Muqdisho
2/22/2020 12:29 PM EST
Sabti, Feberaayo, 22, 2020 (HOL)-Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo martisharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweeyey xayiraad ka qaadistii Shirkaddii Xawaallada Barakaat taasoo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
FESOJ oo tobobar Jowhar ugu so xirtay 25 Gabdhood oo saxafiyiin ah
2/22/2020 9:29 AM EST
Sabti, Feberaayo, 22, 2020 (HOL)- Ururka Suxifiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo kaashanaya hay'adda hormarinta Warbaahinta ee Dalka Finland ee VIKES ayaa Magaaladda Jowhar tobobar soconayay labo maalmood ugu so xirtay 25 Gabdhood oo saxafiyiin ah oo ka kala yimid qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Madaxa-banaan ee ka howl-gasha Maamulka Hir-sheele.
Ra’iisul Wasaare Khayre: Waa in Dib-u-habeyn lagu sameeyaa Caddaaladda Dalka
2/22/2020 7:28 AM EST
Sabti, Feberaayo, 22, 2020 (HOL)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay in loo haabanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda dalka oo ah jiridda dowladnimadu, si loo helo nidaam dowladeed oo isu dheelli tiran.
Xisbiyadda mucaaradka Somaliland oo eedeentii ugu cuslayd ujeediyey madaxweyne Biixi
2/22/2020 7:22 AM EST
Sabti, Febraayo 22,2020 (HOL)–Labada xisbi mucaarad ayaa si adag ula hadlay madaxweyne Biixi, waxaanay sheegeen inuu maray jidkii ay mareen kalitaliyeyaashii dunida soo maray.
Qareenada Puntland oo dacwad ka gudbinaya guddoomiyaha maxkamada sare ee Puntland
2/22/2020 2:59 AM EST
Sabti, Feberaayo, 22, 2020 (HOL)- Qareenada madaxa bannaan ee Puntland ayaa barlamaanka Puntland u gudbinaya dacwad ka dhan ah guddoomiyaha maxkamada sare Puntland, Nuur Ciise Maxamed sida Hiiraan Online uu u xaqiijiyay mid kamid ah qareenada.
Suuqa ugu weyn magaalada Gaalkacyo oo maalintii saddexaad xiran
2/22/2020 2:00 AM EST
Sabti, Feberaayo, 22, 2020 (HOL)- Suuqa waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo ah suuqa ugu weyn gobolka Mudug, ayaa maalintii saddexaad albaabada iskugu laaban kadib markii ganacasatadu ka biyo diideen canshuuraad dheeraad ah oo lagusoo rogay.
Ciidamada dowladda oo howlgal oo ku dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab
2/22/2020 1:38 AM EST
Sabti, Feberaayo, 22, 2020 (HOL)-Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen ciidamada deegaanno hoostaga degmada Balcad ku dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab.
Somali News
The CEO of one of the world's largest airlines said Muslim men are more likely to be 'bombers' and should be profiled at airports
-
Business Insider
2/22/2020 4:18 PM EST
The CEO of one of the world's largest airlines is facing criticism after saying Muslim men should be profiled at airports.
Somalia summons its ambassador to Sudan over alleged fight
-
HOL
2/22/2020 8:13 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has recalled its ambassador to Sudan following what it termed as ’unfortunate incident’ within the embassy amid reports of a scuffle.
At 2.7m, Somalis are 6th largest tribe in Kenya, highest household size
-
HOL
2/22/2020 5:56 AM EST
NAIROBI (HOL) - Somalis are the sixth largest ethnic tribe in Kenya with a population of 2.7 million, the newly released second part of the 2019 population and housing report indicates.
Canadian government announces affordable housing project in Ottawa
-
Rcinet
2/22/2020 1:12 AM EST
In order to make housing affordable for middle income families in Ottawa, the Canadian government is investing $115 million to help build a 27 storey residential building
Kobe Bryant’s pilot had been disciplined by FAA over weather-related flight violation
-
LA Times
2/22/2020 1:02 AM EST
The pilot of the helicopter that crashed into a Calabasas hillside last month, killing NBA star Kobe Bryant and eight others, violated federal flight rules in 2015 when he flew into busy airspace near Los Angeles International Airport despite being ordered not to by air traffic control,
Ethiopia’s oil supply constrained by Djibouti logistics battle
-
The Africa report
2/22/2020 12:23 AM EST
Ethiopia, whose energy needs are constantly growing, remains dependent on Djibouti's infrastructure policies - and keeps demanding more. But the announced extension of the port of Horizon could be compromised by another project: the Damerjog petrochemical complex.
Man trying to become first Somali-American elected official in Ohio
-
ABC 6 WSYX
2/22/2020 12:18 AM EST
There is a candidate looking to make history in the Democratic primary for Ohio's 25th House district
Somali market owners charged with food stamp fraud
-
The Columbus Dispatch
2/22/2020 12:12 AM EST
Investigators say two brothers sold ineligible items or paid cash for federal food assistance benefits through their Sullivant Avenue market. Fraudulent purchases totaled about $10 million over nearly a decade, according to court documents.
Census 2019: Kikuyu, Kenyan Somali, Mijikenda among 10 most populous tribes in Kenya
-
Citizentv
2/22/2020 12:09 AM EST
Results of the 2019 population census have given more insight into the Kenyan population based on different ethnicities.
Nuruddin Farah celebrates jubilee anniversary of debut novel
-
The Star
2/22/2020 12:06 AM EST
It is now 50 years since the publication of the first novel by the prolific Somali writer Nuruddin Farah. The novel entitled, From A Crooked Rib, was first published by Heinemann in 1970.