Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Feb 17, 2020
Xildhibaano kasoo jeeda Puntland oo sheegay in dowladda federalku ogolaatay bixinta shahaadada ardayda Puntland
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Xildhibaanno katirsan barlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda Puntland oo goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ardayda Puntland ugu bishaareeyay inay helidoonaan shahaadooyinkooda.
Xildhibaanada ayaa sheegay in arrintaas ay kasoo go’day madaxda dowladda federalka Soomaaliya, kuwaas oo amray in si degdeg a lagu dhameeyo tabashada ardayda Puntland iyo in labada wasaaraddooda ay ka wada hadlaan oo ay heshiis la isku waafaqsanyahay ka gaadhaan qaabka uu ahaandoono imtixaanaadka soo socda.
Xildhibaanadda oo hadlay oo qeyb ka ahaa guddi isku xilsaaray arrintaan waxay tilmaameen in madaxweynaha iyo raysal wasaaraaha ay dareen isku mid ah ka qabeen arrintaan ayna garowshiyo ka bixiyeen, iyagoo sheegay in aysan raalli ka ahayn in iskutuur tuur la galiyo mustaqbalka ardayda reer Puntland.
Waxay wakiilladu sheegeen in ardaydii sanad dugsiyeedkii hore ay dhammaantood heleen shahaadooyinkoodii kuwa soo socdana ay ay si lamid ah helidoonaan islamarkaana hadda kadib xal laga gaaridoono inaanu khilaaf dambe ka imaan arrintaas.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Soomaaliya oo sannadkii 4-aad ka qeyb gashay bandhig carweedka cunnooyinka caalamka oo Dubai lagu qabtay
2/17/2020 2:52 PM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Soomaaliya ayaa sannadkii 4-aad oo xidhiidh ah ka qeyb gashay bandhiga caalamiga ah ee carwada cunnooyinka caalamka lagu farsameeyo iyo kheyraadka uu dalba leeyahay, taasoo lagu qabtay magaalada Dubai ee iskutagga imaaraatka Carabta.
Maraykanka oo ka hadlay duyuurad aan hore nuuceeda loo arag oo hawada Soomaaliya lagu arkay
2/17/2020 8:28 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa duulimaad ka mid ah kuwa loo yaqaan B-52 Stratofortress ku sameeyay xeebaha Soomaaliya , iyagoo ku guda jiray howlo tababar.
Daacish oo gudaha Puntland tababar ku siinaysa dagaalamayaal cusub oo ay qoratay
2/17/2020 4:22 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Kadib guul darrooyin ay ISIS kala kulantay dagaaladii Alshabab kula gashay buuraha ku teedsan gobolka Bari, waxay kooxda soo bandhigtay dagaalamayaal cusub oo ay u bilowday tababar miltari.
Ahlu Sunna '' Waa in la dhisaa Gole loo dhan yahay oo u xil saaran ilaalinta Federaalnimada''
2/17/2020 1:51 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)-Qoraal ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee Garabka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa beesha calaamka looga dalbaday dhismaha Gole loo dhan yahay oo ka shaqeeya ilaalinta Federaalnimada'
Dowladda oo soo bandhigtay sarkaal ka soo goostay Ururka Al-shabaab
2/17/2020 1:40 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Xudur ee gobolka Bakool ku soo bandhigtay sarkaal muddo ka badan 11 sano ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo lagu magacaabo Colaad Cabdiraxmaan Xiroow.
Somali News
Slain Somali journalist had received death threats
-
HOL
2/17/2020 6:04 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A freelance journalist who was shot dead in Afgooye Monday had received death threats from the militant group Al-Shabaab in 2019 over his reporting, a journalists’ group has said.
Somaliland cabinet did not approve Farmaajo’s visit-official
-
HOL
2/17/2020 5:28 AM EST
HARGEISA (HOL) - Somaliland cabinet has refuted media reports that it approved a joint visit by Somali President Mohamed Farmaajo and Ethiopia’s Abiy Ahmed to Hargeisa but a senior federal politician from the break-away region has confirmed the meeting.
Young Somalis Step in Where Government Fails
-
New York Times
2/17/2020 12:41 AM EST
In a country that has endured three decades of chaos — from extremist attacks and environmental crises — the responders, medics, road-builders and educators are often not government workers, but young volunteers.
'Kobe, Kobe, Kobe;' All-Star Game crowd pays tribute to fallen star
-
Reuters
2/17/2020 12:27 AM EST
CHICAGO (Reuters) - A jam-packed United Center fell silent for eight seconds before Sunday’s 69th NBA All-Star game as some 21,000 fans joined hands to pay their respects to the late Kobe Bryant, the global sports icon who dominated professional basketball for two decades.
US responds as Turkish army penetrate northern Syria with 20,000 military vehicles
-
Xinhua
2/17/2020 12:24 AM EST
The Turkish forces have brought in 2,000 military vehicles into northern Syria over the past 12 days, a war monitor reported on Saturday.
St. Cloud clothing store caters to younger generation of Somali shoppers
-
ScTimes
2/17/2020 12:13 AM EST
ST. CLOUD — Right now, Fartun Jama's store is small. It's one room in a one-story brick building on East St. Germain St. But Jama has big plans. Macy's department store-sized plans. Stores-around-the-world plans.
Somaliland rejects proposed visit by Ethiopia PM, Somali president
-
Africanews
2/17/2020 12:08 AM EST
Somaliland has rejected a planned joint visit by Somali president Mohamed Abdulahi Farmaajo and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed.