Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Feb 17, 2020
Daacish oo gudaha Puntland tababar ku siinaysa dagaalamayaal cusub oo ay qoratay
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Kadib guul darrooyin ay ISIS kala kulantay dagaaladii Alshabab kula gashay buuraha ku teedsan gobolka Bari, waxay kooxda soo bandhigtay dagaalamayaal cusub oo ay u bilowday tababar miltari.
Warbaahinta caaalamka ayaa sannadkii lasoo dhaafay qoray in kooxdu bilowday qorashada askar cusub, kadib markii tiro badan oo katirsan dagaalamayaasheedu ay ku dhinteen dagaalo ay la galeen Alshabab, ciiddamada Puntland duqeymaha Maraykanka.
ISIS waxay xalay faafisay warbixin iyo sawirro ay ku muujinaysay xeryaheeda tababar ee Soomaaliya gaar ahaan Puntland, waxaana xeryahaas ay ugu magac dartay hoggaamiyayaashii ugu sareeyay kooxda ee la dilay.
Puntland ayaa dhawaan ayaa meesha ka saartay saameynta kooxda ISIS iyadoo sheegtay in aanu lahayn awood ay ciiddanka Puntland kala hortagi karaan. sidoo kale waxay sheegtay in ay naf la caari ku yihin buuraha.
Hiiraan Online, Muqdisho
Soomaaliya oo sannadkii 4-aad ka qeyb gashay bandhig carweedka cunnooyinka caalamka oo Dubai lagu qabtay
2/17/2020 2:52 PM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Soomaaliya ayaa sannadkii 4-aad oo xidhiidh ah ka qeyb gashay bandhiga caalamiga ah ee carwada cunnooyinka caalamka lagu farsameeyo iyo kheyraadka uu dalba leeyahay, taasoo lagu qabtay magaalada Dubai ee iskutagga imaaraatka Carabta.
Maraykanka oo ka hadlay duyuurad aan hore nuuceeda loo arag oo hawada Soomaaliya lagu arkay
2/17/2020 8:28 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa duulimaad ka mid ah kuwa loo yaqaan B-52 Stratofortress ku sameeyay xeebaha Soomaaliya , iyagoo ku guda jiray howlo tababar.
Xildhibaano kasoo jeeda Puntland oo sheegay in dowladda federalku ogolaatay bixinta shahaadada ardayda Puntland
2/17/2020 5:33 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Xildhibaanno katirsan barlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda Puntland oo goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ardayda Puntland ugu bishaareeyay inay helidoonaan shahaadooyinkooda.
Ahlu Sunna '' Waa in la dhisaa Gole loo dhan yahay oo u xil saaran ilaalinta Federaalnimada''
2/17/2020 1:51 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)-Qoraal ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee Garabka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa beesha calaamka looga dalbaday dhismaha Gole loo dhan yahay oo ka shaqeeya ilaalinta Federaalnimada'
Dowladda oo soo bandhigtay sarkaal ka soo goostay Ururka Al-shabaab
2/17/2020 1:40 AM EST
Isniin, Feberaayo, 17, 2020 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Xudur ee gobolka Bakool ku soo bandhigtay sarkaal muddo ka badan 11 sano ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo lagu magacaabo Colaad Cabdiraxmaan Xiroow.
Somali News
Slain Somali journalist had received death threats
-
HOL
2/17/2020 6:04 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A freelance journalist who was shot dead in Afgooye Monday had received death threats from the militant group Al-Shabaab in 2019 over his reporting, a journalists’ group has said.
Somaliland cabinet did not approve Farmaajo’s visit-official
-
HOL
2/17/2020 5:28 AM EST
HARGEISA (HOL) - Somaliland cabinet has refuted media reports that it approved a joint visit by Somali President Mohamed Farmaajo and Ethiopia’s Abiy Ahmed to Hargeisa but a senior federal politician from the break-away region has confirmed the meeting.
Young Somalis Step in Where Government Fails
-
New York Times
2/17/2020 12:41 AM EST
In a country that has endured three decades of chaos — from extremist attacks and environmental crises — the responders, medics, road-builders and educators are often not government workers, but young volunteers.
'Kobe, Kobe, Kobe;' All-Star Game crowd pays tribute to fallen star
-
Reuters
2/17/2020 12:27 AM EST
CHICAGO (Reuters) - A jam-packed United Center fell silent for eight seconds before Sunday’s 69th NBA All-Star game as some 21,000 fans joined hands to pay their respects to the late Kobe Bryant, the global sports icon who dominated professional basketball for two decades.
US responds as Turkish army penetrate northern Syria with 20,000 military vehicles
-
Xinhua
2/17/2020 12:24 AM EST
The Turkish forces have brought in 2,000 military vehicles into northern Syria over the past 12 days, a war monitor reported on Saturday.
St. Cloud clothing store caters to younger generation of Somali shoppers
-
ScTimes
2/17/2020 12:13 AM EST
ST. CLOUD — Right now, Fartun Jama's store is small. It's one room in a one-story brick building on East St. Germain St. But Jama has big plans. Macy's department store-sized plans. Stores-around-the-world plans.
Somaliland rejects proposed visit by Ethiopia PM, Somali president
-
Africanews
2/17/2020 12:08 AM EST
Somaliland has rejected a planned joint visit by Somali president Mohamed Abdulahi Farmaajo and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed.