Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Dec 2 , 2020
Ku dhawaad 50 xildhibaan oo kasoo jeeda gobolada waqooyi oo taageeray guddiyada doorashooyinka dadban
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) - 47 Xildhibaan oo ka kala tirsan barlamaanka labadiisa aqal kana soo jeeda gobolada waqooyi, ayaa sheegay guddoomiyaha aqalka sare in aanu ku mutalin mowqifkiisa diidmo ee Guddiyada doorashooyinka dadban.
Xildhibaanadan oo soo saaray bayaan ay ku saxiixan yihiin, ayaa sheegay in ay taageersan yihiin guddiyada doorashooyinka, iyagoo caddeeyay habka loo maray dhismahooda inuu waafaqsan yahay heshiiskii siyaasadeed ee doorashada.
Waxay kaloo nasiib darro ku tilmaamay in siyaasiyiin ujeeddooyin siyaasadeed xambaarsan ay dariiq ka dhiganayaan doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Al-shabaab oo weerar ka geysatay saldhig militari gobolka Shabeellaha Hoose
12/2/2020 1:54 PM EST
Arbaco, December, 02, 2020 HOL) - Xoogagga Ururka Al-shabaab ayaa weeraray saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Hoose.
Madaxweyne Farmaajo oo xil u magacaabay Yuusuf Garaad
12/2/2020 10:03 AM EST
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Diyaarada Air Jabuuti oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Garowe
12/2/2020 6:37 AM EST
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) - Diyaarada Air Jabuuti ayaa saakay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe, kadib markii ay soo wajahday cilad dhinaca matoorka ah, sida ay HOL, u sheegeen masuuliyiin katirsan Puntland.
Ammaanka barlamaanka Puntland oo aad loo adkeeyay iyo mooshin laga wado guddoomiyaha barlamaanka
12/2/2020 5:05 AM EST
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) - Ammaanka barlamaanka Puntland ayaa aad loo adkeeyay xilli uu tagan yahay khilaaf xoogan oo u dhexeeya guddoomiyaha barlamaanka, Cabdirashiid Maxamed iyo xildhibaano dhawaan ku eedeeyay inuu ku guul daraystay hoggaaminta golaha.
Wasiir Dubbe'' Nairobi waxey noqotay meel looga soo duulo Soomaaliya
12/2/2020 4:17 AM EST
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) -Dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaamtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya meel looga soo duulo Soomaaliya kaddib markii uu xumaaday xiriirka siyaasadeed ee labada dal.
Qatar oo waxbarasho siinaysa 57,600 oo carruur Soomaaliyeed ah
12/2/2020 1:15 AM EST
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) - In ka badan 57,000 oo carruur ah oo ku nool Soomaaliya ayaa heli doona waxbarashada aasaasiga ah, Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday, ka dib markii ay heshiis wada gaareen Sanduuqa hormarinta Horumarinta Qatar iyo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.
Axmed Madoobe: Waa nasiib darro in Jubbaland loo diidan yahay in doorashada xildhibaanadeeda u madax bannaanaato
12/2/2020 1:12 AM EST
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu doorashada xildhibaanada golaha shacabka ku wada qabanayo magaalada Kismaayo, kadib markii uu sheegay in gobolka Gedo gacantiisa ka baxay.
Midowga Musharixiinta '' Dowladda olole doorasho ayeey u isticmaaleysaa hoos u dhigista xiriirka Kenya
12/2/2020 12:23 AM EST
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) - War ka soo baxay kulan magaalada Muqdisho ay ku lahaayeen midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in ay olole siyaasadeed u isticmaasho sida ay hadalka u dhiggeen xiriirka dowladdaha dariska.
Somali News
Al-Shabaab attacks military base in Lower Shabelle, claims deaths
-
HOL
12/2/2020 11:03 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The militant group Al-Shabaab attacked a military base Wednesday in the Lower Shabelle region, sources in the town said.
Somalia ramps up case against Kenya, accuses it of sabotage
-
HOL
12/2/2020 6:44 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has made a series of accusations against Kenya accusing it of working against its interest in the latest round of diplomatic shots at Nairobi.
Air Djibouti suffers technical hitch while landing at Garowe Airport
-
HOL
12/2/2020 6:39 AM EST
GAROWE (HOL) - Djibouti’s national carrier Djibouti Air suffered a technical hitch Wednesday morning as it landed at Garowe Airport, sources said.
Small explosion reported in Ethiopian capital
-
Reuters
12/2/2020 6:21 AM EST
A small explosion shook the Bole district of Ethiopia's capital Addis Ababa on Tuesday, witnesses and authorities said, lightly injuring one policeman at the scene during attempts at a controlled detonation.
Don’t politicise relations with Kenya, opposition leaders tell Farmaajo
-
HOL
12/2/2020 5:56 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Opposition presidential candidates have warned over what they said is an attempt by President Mohamed Farmaajo politicise relations with Kenya to gain local support in the upcoming elections.
Madobe insists on troops pull out from Gedo ahead of polls
-
HOL
12/2/2020 5:20 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Jubbaland President Ahmed Madobe has reiterated his call for the removal of troops and leadership installed by the Federal Government in Gedo region ahead of elections.
Taipei, Hargeisa sign bilateral cooperation agreement on health, ICT and agriculture
-
HOL
12/2/2020 4:31 AM EST
Hargeisa (HOL) - The government of Taiwan launched a technical mission to the self-declared Republic of Somaliland on Tuesday focused on bilateral cooperation in healthcare, technology and agriculture, according to Taiwan's top representative office in Somaliland.
In Somalia, innovation is key to revolutionizing health care
-
Word Bank
12/2/2020 4:10 AM EST
As with many global health crises, those at the margins remain at the greatest risk of contraction of disease and bear the greatest burden of the economic ramifications in the long term. This is especially true in Somalia, where there are more than 2,000 reported cases of COVID-19, and hundreds more believed to be unreported. The pandemic has brought the economy to a standstill and has threatened to dismantle the country’s weak health care infrastructure. “Business as usual” is no longer an option, and young Africans are poised to re-imagine solutions to new challenges such as COVID-19, and those that have plagued our countries for decades.
Somalia misses parliamentary election deadline
-
AA
12/2/2020 4:05 AM EST
Somalia on Tuesday missed a deadline to hold its parliamentary elections on Dec. 1 as agreed by the federal government and six regional states earlier this year.
US Attorney General: No fraud found that could change election
-
AP
12/2/2020 1:55 AM EST
US Attorney General William Barr said on Tuesday the Justice Department has not uncovered evidence of widespread voter fraud that would change the outcome of the 2020 presidential election.
Shukri Abdi: Campaigners call for justice amid inquest
-
AlJazeera
12/2/2020 12:52 AM EST
Death of 12-year-old in the UK sparked protests, with activists and the girl’s family accusing police of institutional racism.
Tanzania arrests youth recruited by Somali militants
-
The East African
12/2/2020 12:45 AM EST
The breakaway faction of Somalia militants, Ahlu Sunna wa Jama, is recruiting youth in southern Tanzania to train and join terror cells in Mozambique.
Ethiopia war may turn into guerrilla insurgency, experts say
-
Reuters
12/2/2020 12:32 AM EST
ADDIS ABABA/NAIROBI (Reuters) - Ethiopia’s nearly month-long war against rebellious northern forces may be transforming into a guerrilla conflict, experts said on Tuesday, even though federal troops declared victory after capturing the Tigrayan regional capital at the weekend.
Trump travel ban: 'I might finally see my sons again'
-
BBC
12/2/2020 12:26 AM EST
One of President Donald Trump's earliest and most controversial moves was a travel ban on people from certain nations he said were deemed a security threat to the US. Joe Biden has promised this will be one of the first policies he reverses.
Somalia says 51 al-Shabab fighters killed in botched military base attack
-
Xinhua
12/2/2020 12:12 AM EST
The Somali government on Tuesday confirmed that its forces killed 51 al-Shabab fighters during the latter's botched attack on the Somali National Army (SNA) base in the southern region on Monday.