Midowga Musharixiinta oo ka dalbaday Safiirka Turkiga in uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka

Cabirka Farta

 Midowga Musharixiinta oo ka dalbaday Safiirka Turkiga in uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka

Arbaco, December, 16, 2020 (HOL)- Midowga musharixiinta Soomaaliyeed ayaa qoraal ka soo baxay waxaa ay ka dalbadeen safiirka Turkiga in uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka dalka, kaddib kulan dhaxmaray guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka lagu muransan yahay iyo safiirka dowladda Turkiga u jooga dalka Soomaaliya.

Mehmet Yilmaz safiirka dowladda Turkiga ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, kaa oo dhawaan loo doortay xilkan.

Hoos ka akhriso qoraalka ka midowga musharixiinta 

Midowga Musharixiinta oo ka dalbaday Safiirka Turkiga in uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka 

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]