Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Aug 9 , 2020
Al-shabaab oo xalay weerar ku qaaday saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin Garbahaarey
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Al-shabaab ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay deganaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku yaalla magaalada Garbaharey ee Gobolka Gedo, waxayna iska cabin kala kulmeen askartii daganeyd barta ciidan oo ay weerareen.
Idaacadda maxalliga ah ee Kulmiye ayaa baahisay in goobta la weeraray xarunta degmada Garbaharey ay ku leedahay hay’adda dhinaca raashiinka u qaabilsan Qaramada midoobe ee WFP.
Weerarka ayaa waxaa la sheegay in markii hore uu ahaa madaafiic lagu tuuray goobta, hase-ahaatee uu markii dembe noqday dagaal foolka fool ah. Sida ilo deegaanka ah ay u sheegeen idaacaddaas.
Weli si rasmi ah looma oga khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaas ka dhashay. Laakiin waxaa kor usii kacaya weerarrada Al-shabaab ay ku qaadayaan deegaannada Jubaland, habeen hore ayeey weerareen degmada Luuq oo Gedo ka tirsan iyo Baar sanguuni oo ah Jubbada hoose.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland oo sheegtay inay burburisay saldhigii ugu weynaa ee maandooriyaha lagu kala wareejin jiray
8/9/2020 10:49 AM EST
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa sheegay inay Puntland la wareegtay saldhigii ugu weynaa ee lagu kala wareejin jiray maandooriyaha Qamriga ee lasoo galiyo gobolka Mudug.
Taliyihii ciidanka madaxtooyada Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo
8/9/2020 4:00 AM EST
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Taliyihii Ciidanka Madaxtoyada Puntland Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa ku dhintay howlgal Ciidamada Puntland ka sameeyey Warshada Kabista oo maleesho mudo haysatay ay ciidamadu saaka ka qabsadeeen.
Madaxweyne Waare oo la kulmay madaxda shirkad dayac tireysa wadada Jowhar iyo Muqdisho
8/9/2020 3:08 AM EST
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxa uu kulan la qaatay mas’uuliyiinta shirkad Turki ah oo la filayo iney dhowaan ka shaqo bilowdo dhismaha waddada isku xerta Muqdisho iyo Jowhar.
Ciidamada Danab oo howl-gal dad lagusoo qabtay ka fuliyay Hobyo
8/9/2020 3:04 AM EST
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Howl-gal ay ka fuliyeen deegaanno dhowr ah oo hoost yimaado degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa waxay sheegeen iney kusoo qabteen dhowr ruux oo ay sheegeen in ay uga shakisanyihiin ururka Al-shabaab.
Fayrus cusub oo u faafa sida Coronavirus oo laga helay dalka Shiinaha
8/9/2020 1:19 AM EST
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Sida laga soo xigtay wargayska ay dawladdu taageerto ee Global Times, 37 qof oo ku nool Gobolka Jiangsu ayaa laga helay cudurka Strombocytopenia Syndrome' (SFTS) SFTS waa cudur ay sababaan bunyafayruus.
Ethiopia: Nin qirtay inuu ka dambeeyay dilka fanaankii caanka ahaa ee Hachalu Hundessa
8/9/2020 1:13 AM EST
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Tilahun Yami, oo ah tuhmanaha koowaad ee dilkii fanaankii caanka ahaa ee Hachalu Hundessa ayaa qirtay inuu yahay dambiile, tan iyo markii la qabtay horaantii bishii hore isaga iyo afar kale oo tuhmanayaal ah.
Somali News
Reconsider Travel to Kenya - US Embassy Advises
-
Kenyans
8/9/2020 2:08 PM EST
The US Government via the Kenyan Embassy advised its citizens to reconsider travelling to Kenya due to a surge in Covid-19 cases.
FAVORI workers go on strike after the company committed egregious labour rights abuses
-
FESTU
8/9/2020 1:57 PM EST
The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) has today extended solidarity to striking workers of Mogadishu’s Aden Adde International Airport after their employer, FAVORI LLC Airport Management and Ground Handling Company, has flagrantly violated their basic labour rights
Somali artists release UN-backed song on COVID-19 threats
-
Xinhua
8/9/2020 9:00 AM EST
Prominent Somali artists said Sunday they have released UN-backed new song to raise awareness about the dangers of COVID-19 in Somalia, which remains a threat across the country.
Turkey condemns terror attacks in Burkina Faso, Somalia
-
Anadolu Agency
8/9/2020 8:37 AM EST
Turkey condemned terror attacks Saturday in Burkina Faso and Somalia.
First Somaliland representative to Taiwan arrives
-
Focus Taiwan
8/9/2020 8:33 AM EST
Foreign Minister Joseph Wu (吳釗燮) on Sunday welcomed Somaliland's first representative who arrived in the country Friday in preparation for the upcoming opening of the self-claimed African state's representative office in Taiwan.
Puntland presidential guard commander killed in clash with militias
-
HOL
8/9/2020 6:48 AM EST
GAROWE (HOL) - Puntland presidential guard commander Col. Osman Mohamed has been killed in a clash with local militias in Galkaayo.
International Community condemn attempts to legalise child marriage in Somalia
-
HOL
8/9/2020 4:53 AM EST
NAIROBI (HOL) - The International Community in Somalia has roundly condemned attempts to legalise child marriages in the country after it emerged a section on MPs had sneaked in a new Bill different from the one tabled by the cabinet.
US organisation donates medical items to AMISOM
-
Pmldaily
8/9/2020 1:11 AM EST
MOGADISHU – Uganda Peoples’Defence Forces (UPDF) serving under African Union Mission in Somalia (AMISOM) have received medical support donated by “give to the world”,a US organization, in a symbolic handover function at the Sector one headquarters in Mogadishu.
Former Somali refugee now Ivy League scholar bound for US
-
Asia Pacific Report
8/9/2020 12:27 AM EST
Studying a Bachelor of Arts at AUT helped Guled Mire understand his place in the world, so that he can make a difference in his community. Video: AUT
The White Widow: British woman whose husband bombed London now leads Somali terror group Al-Shabaab
-
National Post
8/9/2020 12:17 AM EST
After Samantha Lewthwaite's husband carried out the 2005 London terror attacks, she disappeared from view. A new Netflix series examines her case
Thousands of irregular migrants stranded in Yemen in Q2
-
AA
8/9/2020 12:05 AM EST
Migrants stranded in Yemen in 2nd quarter of this year mostly from Somalia, Ethiopia, according to UN migration agency