4/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Aug 29, 2020
Madaxweynaha Hirshabeelle oo magaacabay Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle
 

Sabti, Agoosto 29, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaacabay Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasoo ka kooban 11 xubnood.

Bisha September bilowgeeda ayaa waxaa ku eg muddo xilleedka Baarlamaanka HirShabelle, halka Madaxweynahana uu waqtigiisa ku egyahay 15-ka October ee isla sanadkaan.

Doorashada Madaxweynaha iyo mida baarlamaanka HirShabelle ayaa ku aadan bisha 10-aad ee sanadkaan.

Halkaan hoose ka akhriso guddiga la magacaabay.


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]