Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Aug 24, 2020
Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Wanlaweyn
Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - Inta la xaqiijiyay laba qof oo rayid ah ayaa ku dhintay laba kalana way ku dhawaacmeen qarax ka dhacay suuqa weyn ee degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada hoose, sida warbaahinta at u sheegeen dadka deegaanka.
Dhammaan dadka qaraxa ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay ayaa ahaa dad rayid ah sida ay xaqiijiyeen Ilo madax bannaan.
Weli ma cadda cidda qaraxaas lala damacsanaa, laakiin xilliga uu dhacayay ayaa waxa uu suuqa ahaa mid mashquul badan.
Dhinaca kale ma jiraan war kasoo baxay mas'uuliyiinta maamulka Wanlaweyn oo ku aadan qaraxaas iyo dadka ku dhintay.
Horay ayey aheyd markii qarax loo adeegsaday Bom gacameed lagu dilay ku xigeenkii Guddoomiyaha degmadaas ee dhinaca maaliyadda Cabdullaahi Koosto.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay dugsiyada waxbarashada Muqdisho
8/24/2020 10:54 AM EST
Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa waxaa guud ahaan lagu amray in dugsiyada waxabarashada ee gaarka loo leeyahay ay iska soo diiwaan-geliyaan xaruntaas.
Gabadh Soomaaliyeed oo ku haminaysa inay garsoore ka noqoto horyaalka Ingiriiska
8/24/2020 9:27 AM EST
Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - Garsoorahii ugu horreeyay ee haweenay Muslim ah oo ah gabadh Soomaaliyeed oo haysata dhalashada UK, Jawaahir Roble, ayaa ka hadashay jacaylka ay u qabto kubada cagta, caqabadaha ay kala kulanto iyo sidii ay u sii wadan lahayd himilooyinkeeda mustaqbalka.
Xildhibaan Cosoble "Madaxweyne Farmaajo wuxuu been ku madadaalinayaa shacabka Gobolka Banaadir"
8/24/2020 9:16 AM EST
Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Cali oo kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya, sidoo kalana ah hoggaamiyaha mid kamid ah axsaabta siyaasadda dalka ayaa waxa uu ku eedeeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuusan daacad ka aheyn in Gobolka Banaadir uu yeesho matalaaddii siyaasadeed ee aqalka sare kaas oo ay dhowaan ansixiyeen Baarlamanka aqalka hoose ee Soomaaliya.
Taliska ciidanka asluubta Soomaaliya oo beeniyay in ciidankooda weerar ku qaadeen taliyaha ciidanka Haramcad
8/24/2020 9:00 AM EST
Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - Taliska ciiidanka asluubta Soomaaliya, ayaa beeniyay warar saxaafada lagu faafiyay oo ku saabsanaa in ciidankooda ay xalay weerareen taliyaha ciidanka Haramcad, Farxaan Qarooole.
Madaxweynaha Jubbaland oo ka dagay Garowe
8/24/2020 6:33 AM EST
Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa goor dhowayd kasoo dagay magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaas oo ay ka socotay qaban qaabo lagusoo dhoweynayo.
Maxkamada gobolka Banaadir oo xukuntay masuuliyiinta katirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya
8/24/2020 4:30 AM EST
Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ciqaabeed ku riday 9 qof masuul oo katirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo lagu helay musuq maasuq ku saabsan xatooyo hanta dadweyne.
Somali News
Weakened in battle, Shabaab now opts for softer targets
-
Daily Nation
8/24/2020 2:12 PM EST
Somalia’s militant group al-Shabaab has increased raids in Mogadishu, taking advantage of the Covid-19 pandemic.
Somaliland National Election Commission Set A Timeframe for The Elections
-
HOL
8/24/2020 2:10 PM EST
HARGEISA (HOL) - Somaliland electoral body, political parties agree to hold elections in May 2021 Somaliland National Elections Commission (NEC) alongside the three political parties have agreed to hold elections in May 2021.
Health Ministry Director General gets 9 years in jail, three others jailed in corruption scandal
-
HOL
8/24/2020 6:31 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The Director General in the Ministry of Health Abdullahi Hashi Ali has been sentenced to nine years in jail and banned from holding public officer.
6 more deaths, 728 more cases of COVID-19 in Minnesota
-
HOL
8/24/2020 1:53 AM EST
Minneapolis (HOL) - Six more people have died from COVID-19 in Minnesota, according to local health officials.
Vietnam calls on int’l community to support Somalia
-
8/24/2020 12:47 AM EST
Hanoi (VNA) – Vietnam calls on international partners to assist the Somali Government in easing socio-economic difficulties and coping with humanitarian needs, stated Ambassador Dang Dinh Quy, head of the Vietnamese Permanent Mission to the UN.
Somali pirates release three Iranian hostages held for five years
-
8/24/2020 12:43 AM EST
Somali pirates released three Iranian hostages after five years, a security official said on Thursday, as conflicting reports emerged about whether another ship had been seized after a three-year pause in hijackings.
‘Everybody is getting sick’
-
Express News
8/24/2020 12:39 AM EST
CACTUS — They came by the thousands in search of jobs and a haven, and in the meatpacking plants of the Texas Panhandle, they found both. The work was grueling, but the pay was good, and they felt safe.
Abdi Salam Ali wins 5000m in U20 Swiss Championships
-
HOL
8/24/2020 12:13 AM EST
Zurich (HOL) - Abdisalam Ali, a Somali national has won the 5000m in the Men's U-20 Junior Swiss Championship's held in Frauenfeld Switerzland on Sunday.
Sentencing of mosque attack gunman Brenton Tarrant: Widow of Victim - 'I have lost my husband, my lifelong companion'
-
NZ Herald
8/24/2020 12:11 AM EST
Widow Muhubo Ali Jama struggles to sleep at night.
Somalia: COVID-19 Impact Update
-
Africa Press Office
8/24/2020 12:08 AM EST
Confirmed daily COVID-19 cases declined during the reporting period.