Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Apr 6 , 2020
Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo markii ugu horeysay la kulmay Xaaf
Isniin, April, 06, 2020 (HOL)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa markii ugu horeysay la kulmay oo soo dhoweeyay madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, oo horey u diidanaa doorashadiisa.
Xaaf, ayaa horey u sheeganayay inuu yahay madaxweynaha Galmudug, hase yeeshee xildhibaano katirsan labada aqal ee barlamaanka ayaa ugu tagay Gaalkacyo islamarkaana ku guulaystay inay is horkeenaan isaga iyo madaxweyne Qoor qoor iyo ku xigeenkiisa.
Madaxweyne Xaaf ayaa loosoo jeediyay inuu tanaasul sameeyo islamarkaana danta Galmudug lagu hilmaamo khilaafyadii horey loosoo maray ee kala qeybiyay saamileyda Galmudug.
Waxaa la filayaa inay kulan gaar ah wada yeesheen Qoor qoor iyo Xaaf islamarkaana ay si wadajir ah ula hadlaan saxaafada.
Madaxweyne Qoorqoor ayaa doonaya in caleemo saarkiisa kasoo qeyb galiyo dhammaan dhinacyadii doorashadiisa ka hor yimid.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Raysal Wasaaraha UK oo xaaladdiisa caafimaad kasoo dartay loona gudbiyay qeybta daryeelka degdega ah
4/6/2020 4:38 PM EST
Isniin, April, 06, 2020 (HOL)- Raiisul wasaaraha UK, Boris Johnson ayaa loo wareejiyay qeybta daryeelka degdegga ah ee isbitaal kuyaal London kadib markii ay kasii dartay xaaladdiisa caafimaad toban maalin kadib markii laga helay cudurka coronavirus.
Puntland oo soo dhoweysay dadaalada dib u heshisiinta ee ka socota Galmudug iyo Jubbaland
4/6/2020 4:06 PM EST
Isniin, April, 06, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa soo dhoweeyay dib u heshiisiinta ka socota Galmudug ee lagu dhameynayo khilaafkii ka dhashay doorashada madaxtinimada Galmudug.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in aysan waxba kala socon sababta loo xiray agaasimaheeda maaliyadda
4/6/2020 7:04 AM EST
Isniin, April, 06, 2020 (HOL)- Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Fowiyo Abiikar, ayaa sheegtay in aysan macluumaad ka haynin xariga agaasimihii maamulka iyo maaliyadda waaaradda Caafimaadka, Maxamuud Maxamed Buule, kaasoo la xiray afartii bishaan Abril.
Xog: Xagee marayaan wadahadalladii u dhexeeyay dhinacyada isku haya Jubbaland
4/6/2020 6:18 AM EST
Isniin, April, 06, 2020 (HOL)-Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa mudooyinkii u danbeeyay ka socday wadahadallo u dhexeeya Madaxweynaha Jubbaland iyo Madaxweynayaashii kale ee Kismaayo kaga dhawaaqay in ay kasoo horjeedaan doorashadii dhacday, islamarkaana sheegtay in ay ayagu yihiin Madaxweynayaasha saxda ah ee Jubbaland, ee kala ah C/rashiid Maxamed Xidig iyo C/naasir Seeraar Maax.
Cali Caraale “Ciidamo ka amar qaata madaxweyne Waare ayaa isoo weeraray”
4/6/2020 2:58 AM EST
Isniin, April, 06, 2020 (HOL)- Gudoomiyahii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo weli kujira xarunta gobolka islamarkaana diidan xilka qaadista ayaa sheegay inaay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka amar qaata madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.
Dagaalo qasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay degmada Wala-weyn
4/6/2020 1:54 AM EST
Isniin, April, 06, 2020 (HOL)- Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo wada dega degmada Walaweeyn ee gobolka Shabelada Hoose ayaa keenay saameeyn aan wanaagsaneeyn kadib markii dad lagubay kuwana lagowracay islamarkaana guryo badan dab laqabadsiiiyay.
Somali News
Coronavirus: Boris Johnson moved to intensive care
-
BBC
4/6/2020 3:40 PM EST
Prime Minister Boris Johnson has been moved to intensive care in hospital after his coronavirus symptoms "worsened", Downing Street has said.
Kenya locks down capital as COVID-19 cases jump to over 150
-
HOL
4/6/2020 12:50 PM EST
NAIROBI (HOL) - Kenya has locked down its two major capital cities amid a consistent uptick of the COVID-19 cases as the East African nation races to contain further spread of the disease to other parts of the country.
Brace for second wave of locust invasion: Experts
-
Daily Nation
4/6/2020 11:59 AM EST
The second wave desert locusts, 20 times bigger than the first one, will soon ravage farms in Kenya and East Africa, experts have warned.
He was our hero on frontline, says wife of bus driver who died from virus
-
Evening Standard
4/6/2020 11:42 AM EST
The widow of one of at least five London bus drivers or workers feared to have died from coronavirus today paid tribute to him as a “hero on the frontline”.
Tension holds in Beletweyne as Jeyte and Arale fight over power
-
HOL
4/6/2020 4:37 AM EST
BELEDWEYNE (HOL) - The standoff over change of leadership in Hiiraan continues to unfold as outgoing governor Ali Mohamed Arale maintains he will not leave office while the newly appointed governor Ali Jeyte Osman strikes a deal with regional officials.
Amani Al-Khatahtbeh Is the First Muslim Woman to Run for Congress in New Jersey
-
InStyle
4/6/2020 2:22 AM EST
Amani Al-Khatahtbeh, the founder of MuslimGirl.com, is making history as the first Muslim woman to run for federal office in the state of New Jersey.
UN Chief: Coronavirus Pressures Leading to Global Surge in Domestic Violence
-
VOA
4/6/2020 12:34 AM EST
NEW YORK - The U.N. secretary-general warned Sunday that the increase in social and economic pressures brought on by the coronavirus pandemic has led to a global increase in violence against women and girls.
UPDATE - U.S Embassy to Somalia supports VOA journalist after NISA accusation
-
HOL
4/6/2020 12:18 AM EST
journalist, Harun Maruf, who has been singled out by Somalia's intelligence agenc as being a threat to national security. The accusation levelled by the agency has widely been condemned as an affront to press freedom.
Minnesota Somali refugee fashioning protective masks amid new CDC order
-
Fox 9
4/6/2020 12:09 AM EST
(FOX 9) - The CDC has recommended all Americans wear some type of mask while out in public, so several women in Minnesota’s Somali community are stepping up to find materials and make them.