Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Apr 5 , 2020
Kenya oo xayiraad kusoo rogtay Qaadka Miiraa cabsi laga qabo inuu faafiyo Coronavirus
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay xayiraad kusoo rogtay Qaadka Miirowga, kadib markii ay shaacisay in uu qeyb ka qaadan karo fiditaanka cudurka Coronavirus (Covid 19).
Xayiraadaan waxay keentay in uu hakad ku yimaada Qaadkii loo iibgayn jiray gobolada Kenya, iyadoo ciidamada Kenya gubeen dhowr tan oo Qaad ah oo lagu raray gawaari xamuul lana doonayay in si qarsoodi ah loo safriyo.
Ururka Ganacsatada Miraa ayaa cambaareeyay tilaabada lagu xayiray Qaadka, iyagoo sheegay dowladda inaysan ka helin wax ogeysiin oo ku saabsan in la joojiyay Qaadka.
126 qof ayaa dalka Kenya laga helay cudurka Coronavirus. Labo qofna waa u dhimatay. Madaxweynaha Kenya ayaa xabsiyada kasii daayay ku dhawaad 4,000 maxaabiis ah oo qayb ka ah dadaallada looga hortagayo faafitaanka COVID-19.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweynaha soomaaliya oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaada gobolka Shabeeladda hoose
4/5/2020 3:43 PM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay u istaagaan xallinta colaadda beelaha walaalaha ah ku dhexmartay degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Olole nadaafadeed oo laga bilaabay magaalada Laascaanood
4/5/2020 12:21 PM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Ololahan oo ku soo beegmay xili roobaadka Gu'ga oo bilaabashadiisii xiligii Illaahay looga bartay la joogo ayaa waxaa si wadajir ah u qabanaya dawlada Hoose ee degmada Laascaanood iyo hay'adda CARE.
Ganacsatadda Qaadleyda Somaliland oo sheegay inay diyaar u yihiin go’aan kasta oo xukuumadda ka soo baxa
4/5/2020 11:06 AM EST
Axad, April 05 2020 (HOL )– Gudida heer qaran ee ka hor tagga cudurka Covid 19 ee Somaliland oo maalmahan dambe la tashanayey qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta kulan la yeeshay gancsatada Jaadka.
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo sheegay inuu ka shaqeeyn doono amniga iyo dib-uheshiisiinta
4/5/2020 10:53 AM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aan weli xilka lagu wareejin ayaa xarunta maamulka gobolka kula kulmay ku xigeenada gobolka, maamulka degmada iyo laamaha amniga gobolka Hiraan, waxaana looga hadlay dardar-galinta howlaha maamulka.
Itoobiya oo qofkii u horeeyay ee qabay cudurka Covid 19 uu geeriyooday
4/5/2020 10:48 AM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Itoobiya waxaa geeriyooday qofkii u horeeyay ee qaba cudurka Covid 19, qofka geeriyooday ayaa ahaa haweeney 60 jir ah.
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo difaacday weriye Harun Macruf
4/5/2020 8:56 AM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa difaacday suxufiga caanka ah ee Harun Macruuf kadib markii dhawaan hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Soomaaliya ee NISA ugu hanjabtay inay tilaabo ka qaadidoonaan.
Xaruntii hore ee Baarlamaanka oo loo beddelayo goob dalxiis
4/5/2020 7:19 AM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Xaruntii hore ee Baarlamaanka ugu horreeyay dalka uu ku shiray ayaa maanta loo beddelay xarun ay bulshada u dalxiis tageyso ,taaso ku taal degmada Boondheere,iyadoo uu u dhagax dhigay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho,Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish).
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabbilay Guddiga Shaqaalaha Rayidka
4/5/2020 6:17 AM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabbilay guddiga qaranka ee Shaqaalaha Rayidka.
Sarkaal katirsan Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo
4/5/2020 2:55 AM EST
Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Sarkaal katirsan maamulka Puntland ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo gaarigiisa loogu xiray xilli uu ku sugnaa waqooyiga magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Somali News
UK Prime Minister Boris Johnson hospitalized with virus
-
AP
4/5/2020 6:08 PM EST
LONDON (AP) — British Prime Minister Boris Johnson was admitted to a hospital Sunday for tests, his office said, because he is still suffering symptoms, 10 days after he was diagnosed with COVID-19.
U.S ambassador to Somalia rebukes NISA over threats on VOA journo
-
HOL
4/5/2020 3:10 PM EST
MOGADISHU (HOL) - The U.S ambassador to Somalia Donald Yamamoto has come to the defence of VOA journalist Harun Maruf terming the threats by the national intelligence agency against the journalist an affront to media freedom in the country.
Puntland police destroy khat smuggled from Ethiopia
-
HOL
4/5/2020 8:01 AM EST
BOSASO (HOL)- Police in Puntland’s commercial capital Bosaso Sunday confiscated and destroyed several kilograms of khat following illegal smuggling of the leafy stimulant into the town.
African elite who once sought treatment abroad are grounded
-
AP
4/5/2020 12:34 AM EST
The coronavirus pandemic could narrow one gaping inequality in Africa, where some heads of state and other elite jet off to Europe or Asia for health care unavailable in their nations. As countries including their own impose dramatic travel restrictions, they might have to take their chances at home.
U.N. official warns of "dire" financial crisis due to coronavirus in leaked documents
-
CBS News
4/5/2020 12:17 AM EST
United Nations — The United Nations is facing a "dire" liquidity crisis as it deals with added expenses related to the need to "respond to the global health crisis" of coronavirus, according to an email from Movses Abelian, the U.N. undersecretary general for General Assembly and conference management.
ICRC urges Somalia to strengthen anti-virus measures to save lives
-
Xinhua
4/5/2020 12:07 AM EST
The International Committee of Red Cross (ICRC) on Saturday urged Somalia to take proactive measures action to curb the spread of COVID-19 and save lives.