Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Apr 4 , 2020
Axmed Madoobe oo cambaareeyay dagaaladii ka dhacay galbeedka Kismaayo
Sabti, April, 04, 2020 (HOL)- Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed kasoo saartay dagaallada galbeedka magaalada Kismaayo ku dhexmaray beelo walaalo ah.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xilligaan dagaalo sokeeye dhacaan, inkastoo maamulkiisa lagu dhalleecayay inuu ka gaabiyay sidii uu ukala dhexgeli lahaa beelaha colaadu dhextaal oo dirirtoodu soo noqnoqatay.
Dagaalada dhacayay maalmihii lasoo dhaafay waxaa ku dhintay dad kontomeeyo ku dhow iyo dhaawac intaas kasii badan.
Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Dowladda federalka oo si adag u cambareysay kufsiga gabdho caruur ah
4/4/2020 6:24 PM EST
Sabti, April, 04, 2020 (HOL)-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo warbaahinta lahadlay ayaa si adag u cambaareeyay gabdho caruur ah oo dhawaan lagu kufsaday magaalada Afgooye ee gobolka Shabelada Hoose, waxaana uu baaq u diray laamaha amniga iyo maamulka Afgooye.
Shaqaale ajnebi oo katirsan shirkad ka shaqeysa garoonka Aadan Cadde oo laga helay cudurka Coronavirus
4/4/2020 9:10 AM EST
Sabti, April, 04, 2020 (HOL)- Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta xaqiijiyay in shaqaale caalami ah oo ka shaqeeya shirkad gaar loo leeyahay oo qandaraas ku leh Qaramada Midoobay laga helay cudurka 'coronavirus (COVID-19).
Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhayn ku sameeyay taliyayaasha ciidamada booliiska ee gobolada Mudug, Nugaal iyo Karkaar
4/4/2020 7:35 AM EST
Sabti, April, 04, 2020 (HOL)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa isku shaandhayn ku sameeyay taliyayaal booliis oo heer gobol ah, sida ku xusan wareegto kasoo baxday madaxtooyada Puntland.
Ilhan Omar: boqolaal kun ayaa u dhiman kara maamul xumada Trump
4/4/2020 5:45 AM EST
Sabti, April, 04, 2020 (HOL)- Haweeneyda u tartamaysa kursiga Kongareeska Maraykanka Ilhan Omar ayaa ku eedeysay Madaxweyne Trump inuu si xun u maareeyay jawaabta Mareykanka ee coronavirus.
Dadka uu soo ritay cudurka Coronavirus dunida oo idil oo kor u sii dhaafay Hal Milyan oo ruux
4/4/2020 3:28 AM EST
Sabti, April, 04, 2020 (HOL)-Dhawaqa digniinta ee duqeymaha cirka, hoonka maraakiibta, kan gawaarida iyo midka tareennada ayaa laga yeeriyay guud ahaan waddanka Shiinaha, taas oo lagu xasuusanayay dadkii u dhintay cudurka coronavirus.
Somali News
With no labs for testing, Somalia braces for COVID-19
-
Devex
4/4/2020 5:52 PM EST
MANILA — Somalia has dealt with drought, localized displacement, heavy floods, and locust infestations in the past 9 months. But the arrival of COVID-19 could push the country into another crisis, aid workers fear.
Ethiopia Replaces Security Chief in Restive Gas Region, ENA Says
-
Bloomberg
4/4/2020 5:17 PM EST
Addis Ababa - Ethiopia’s government appointed a new head of security in the restive, gas-rich state of Somali, two days after the incumbent was dismissed, the Ethiopian News Agency reported.
Senator’s bodyguard sentence to death for murder
-
HOL
4/4/2020 9:20 AM EST
Mogadishu (HOL)- A former soldier was on Saturday sentenced to death by a military court in Mogadishu for murder of a civilian last month.
President Farmaajo calls for immediate end to clashes in Kismayo
-
HOL
4/4/2020 8:36 AM EST
Mogadishu (HOL)- President Mohamed Farmaajo has called for immediate end to the fighting in Kismayo which has since led to the death of at least 20 people.
Two more COVID-19 cases recorded in Somalia as tally hits seven
-
HOL
4/4/2020 6:38 AM EST
Mogadishu (HOL) - Two more cases of COVID-19 have been recorded in Somalia raising the number to seven, Health Minister Fawziya Abikar has said.
Rape of two toddler girls in Somalia causes uproar
-
HOL
4/4/2020 3:11 AM EST
Mogadishu (HOL) - Two young girls aged just 3 and 4 years old were abducted and raped near their home in Afgoye on April 1, according to the girls' parents, police and hospital officials in the Lower Shabelle region and Mogadishu.
Mo Farah has no qualms over Tokyo Olympics delay
-
AFP
4/4/2020 1:31 AM EST
London, UK (AFP) - British distance great Mo Farah has insisted he still intends to compete at the Tokyo Olympics even though they have been delayed a year by the coronavirus.
Ethiopia is opening up its mobile money market to new players
-
Quartz
4/4/2020 12:18 AM EST
Ethiopia is going to allow new entrants to offer mobile money services as part of its $10 billion home-grown economic reform agenda.
Journalists face threats of intimidation and censorship for reporting Covid-19 in Mogadishu and Hargeisa
-
Somali Journalists Syndicate
4/4/2020 12:15 AM EST
Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the recent threats of intimidation and censorship against journalists reporting Covid-19 in Mogadishu and Hargeisa.
'Africa is not a laboratory' - Drogba joins Eto'o in denouncing 'racist' remarks by French doctors
-
BBC
4/4/2020 12:12 AM EST
Two French doctors have been accused of racism after a TV debate in which one suggested trials in Africa to see if a tuberculosis vaccine would prove effective against coronavirus.
Edmonton woman with alleged terrorist ties refused Canadian passport
-
CBC
4/4/2020 12:06 AM EST
Ayan Abdirahman Jama, 31, denies allegations in Federal Court application