4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Nov 20, 2019
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay bilaabeyso diiwaa-galinta Dugsiyada Wax-barashada dalka

 

Arbaco, November, 20, 2019 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in markii ugu horeysay ay sameyn doonto diiwa-galinta iyo tayo dhowrka dugsiyada Waxbarashada oo laga sameyn doono guud ahaanba dalka Soomaaliya.

Wajiga hore kormeerkan waxaa lagu bilaabi doonaa Gobolka Banadir oo loo qorsheyey in ay qabsoomto inta u dhaxaysa 25.11.2019 ilaaa 10.12.2019.

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]