4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Nov 15, 2019
Dowladda oo amar dul dhigtay hay'addaha caalamiga ah ee ka shaqeeya Arrimaha Warbaahinta

 

Jimco, November, 15, 2019 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir ay ku hageyso hey’adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka.

Qoraalka ka soo baxay dowladda oo uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay hay'addahan looga baahan yahay in ay  u hoggaansamaan shurcuucda u degsan dalka Soomaliya, islamarkana ay ku Shaqeeyaan.

Hoos ka akhriso qoraalka :-

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]