4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Mar 24, 2019
Ciidamada amniga dowlad deegaanka Soomaalida oo xabsiga dhigay laba siyaasiyiin oo degaanka u dhashay

 

Axad, Maarso, 24, 2019 (HOL)- Khadar Jikre iyo Axmed Nur Sh Maxamed saahid oo ahaa Siyaasiyiin degaanka u dhashay ayaa ciidamada amniga ee degaanku xabsiga u taxaabeen.

Arrintan ayaa loo aanaynayaa waraysi ay siiyeen warbaahinta, taas oo ay kaga hadleen inuu is casilo Mustafe, sababna uga waxa ay ku sheegeen inuu xilkii shacabka uu u hayay uu ku guuldaraystay.

Dhanka laamaha amniga ma jirto wax faahfaahin ah oo ay arrintan ka bixiyeen.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]