4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Jan 22, 2019
Golaha Wasiirradda Hirshabeelle oo isku shaandheyn lagu sameeyay

 

Talaado, Janaayo, 22, 2019 (HOL) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada waxaana hadda ka socda xarunta madaxtooyada Hirshabelle ku dhowaaqista golaha cusub ee Wasiirada.

Wasiirradda ka soo muuqday isku shaandheynta cusub ayaa u badan xildhibaannadii sida weyn u mucaaradsanaa madaxweyne Waare, kol horena ka keenay mooshinka, laakiin markii danbe la sheegay in laga laabtay.

Akhriso Liiska Golaha Wasiirradda :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]