Mas’uuliyiin ka tirsanaa Isboortiga Soomaaliya oo xalay shilal Baabuur ku geeriyooday iyagoo ku kala sugan Dalalka Ingiriiska iyo Finland
___________________________________________________________________________________________
Waxaa xalay Dalalka Ingiriiska iyo Finland ku kala geeriyooday Cumar Maxamed (Cumar Anyeelo) iyo Ibraahim Jimcaale Cabdi (Buruko oo labadaba soo noqday Tababarayaasha Xulka Qaranka Kubadda Kolayga Soomaaliya.

Cumar Anyeello ayaa geeriyooday kadib markii gaari uu watay uu gadaasha kaga soo dhacay Gaari kale, kadibna uu dhowr jeer iska dul-booday gaarigii uu watay, halka Ibraahim Buruko uu isna geeriyooday kadib markii gaari uu watay ay isku dhaceen gaari kale oo Bus ah. Labada marxuumba waxay ku geeriyoodeen Isbitaallo loo geeyay in lagu daweeyo.

Haddaba waxaa Ehellada marxuumiintaas u tacsiyeynaya:

Cabdikaafi Qaasin Shirwac xaaskiisa iyo caruurtiisa
Xabiib Maxamed Rooble xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdullahi Maxamed Rooble xaaskiisa iyo caruurtiis
Mahdi Maxamed Rooble xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdi Weheliyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
C/rashiis Salaad Dhuxuloow (Xoosh) xaaskiisa iyo caruurtiisa
C/risaaq Xasan Muuse
Xuseen muuse Cawaale
C/risaaq Xaashi Qayliye
C/risaaq Xuseen Cadaawe
C/kariim Xuseen Cadaawe
Xuseen Cadaawe
Liibaan Daahir
Liibaan Cabdi
Xuseen Cumar Barre
Axmed Cali Xassan iyo Xaaskiisa Luul Xuseen iyo caruurtooda
Faarax Bootaan Diini
C/Casiis Maalin Xareed (Janagale) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdi Axmed Cabdishakuur
Cabdi Kaariye Mahadalle (Cabdi gureey) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Axmed Macallin Xassan (Amed Afweyne) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Axmed Jaamac Geelle (Qooje) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cali Macallin Xasan xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Jiimi)
Axmed Maxamed Barkhadle(Wagaafe)
Maxamed Axmed Shiikh (Maxamed Siciid) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Maxamed Cismaan Waadhoor xaaskiisa iyo caruurtiisa
Canshuur Cabdullahi Aadan xaaskiisa iyo caruurtiisa
Axmed Maxamud Xuseen (Axmed Dhegadheere) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cali Maxamuud Xuseen (Cali madoobe) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Maxamed Diiriye Siyaad (Shinni) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Maxamed Muuse Cabdulle xaaskiisa iyo caruurtiisa
Xuseen Sardheeye Guuleed (Xuseen Faratol) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdicasiis Cabdullahi Diiriye xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabullaahi Cabdi Sujuud xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdullahi Faarax Maxamuud (Cabdullahi Farjaq) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Calas Faarax Maxamuud (Gacameey) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdullahi Cusman Wadaad xaaskiisa iyo caruurtiisa
Xasan Hilowle Cali xaaskiisa iyo caruurtiisa
Drs. Mulki Cilmi Rooble Gudoomiyaha ururka samafalka SAHED
Siciid Kaarshe Aaden Gudoomiyaha ururka Soomaalida Finland (Somaliliito)
Cabdicasiis Muuse Xaaji (C/casiis program)
Muuse Ibraahim Gacal xaaskiisa iyo caruurtiisa
C/laahi Maxamed Cali (Cabdullahi polizio)
Macallin Maxmed Rooble Jaamac xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cumar Weheliye (Cumar farabadne)
Mahad Xirsi Carab xaaskisa iyo caruurtiisa
Daahir Macallin Max'ud xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cilmi Ibraahim Cige (Cilmi Djabouti) xaaskiisa iyo caruurtiisa
C/raxmaan Maxamed Cumar (Carabeey) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Bashiir Abdi Daahir
Cabdi Caagane Cumar
Ibraahim Axmed Takar
Maxamed Cali Yaanyo
Daahir Macalin
Axmed Abuukar "Axmed Kheyr"
Caamir Nuur Iikar
Yasiin Abdi Raage
Cali Axmed Takar
Cabdicasiis Godax Barre
Maxamed Diiriye Xasan
Siciid Jaamac Guled
Maxamuud C/raxmaan Muuse "Shujaac"
Labdhagax
Shariif Hashim
Cabdi Axmed Cali "fitig"
C/qaadir Axmed Hadaafow
Imad
C/rizaak Maxamed Xasan
Eenow
Sugulle
Sareedo
Cambaro
Qooje
Nuux
Dhanged
Waxayna Allaah uga baryayaan in uu naxartiistii Janno ka waraabiyo.

INNAA LILLAAHI, WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN