More Articles
Khamiis, July 11, 2013 (HOL) โ Barclays Bank oo ah bankiga ugu weyn UK oo lacagaha kaashka ah u kala gudbin jiray xawaaladaha Soomaalida ayaa ku dhawaaqay inuu xiray 100 sanaadiiq xisaabaad ah oo ay ku laahayeen xawaaladaha Soomaaliya, inkastoo tiro yar oo xawaalado ah uu u oglaaday inay weli isticmaalaan bangiga.
Warkii oo dhan
Arbaco, July 10, 2013 (HOL) โ Wadahadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa xalay lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray qodobbo dhowr oo labadii guddi ay isku afgarteen, inkastoo ay jiraan qodobbo la isku fahmi waayay oo dib loo dhigay ka hadalkooda.
Talaado, July 09, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan, isagoo u jeediyay khudbad uu kula dar-daarmay Jaaliyadda.
Isniin, July 08, 2013 (HOL) โ Diyaarad saakay ka qaaday madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa lasoo daristay cillad iyadoo dib loogu soo celiyay Muqdisho.
Axad, July 07, 2013โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xarigga Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo dagaalladii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose iyo arrimo kale oo badan ka daawo wareysigan oo uu siiyay TV-ga Universal.
Sabti, July 06, 2013 (HOL) โ Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, danjire Nicholas Kay oo ku sugan magaalada London ayaa ka hadlay markii ugu horreysay xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dowladda Soomaaliya ugu xiran Muqdisho.