More Articles
Sabti, September 10, 2016 (HOL) โ Wax-garad ay hor-kacayaan Imaam Maxamed Yuusuf Cali iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas C/lle, ayna ka mid ahaayeen; xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ka soo kala jeeda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, ayaa maanta ka digay in qaab gacan-taag ah lagu dhiso maamulka labadan gobol.
Warkii oo dhan
Jimco, September 09, 2016 (HOL) โ Guddoomiyaha Gobolka Meru ee uu Jaadka Kenya ka baxo, Peter Munya, ayaa ka hadlay Booqashadii uu dhawaan Magaalada Hargeysa ku Tagay, isagoo sheegay in uusan farogelin qaranimada dowlada Soomaaliya.
Khamiis, September 08, 2016 (HOL) โ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Dr. C/salaan Hadliye Cumar, ayaa maanta kaga Guddoomay Xafiiskiisa Nuqullo ka mid ah; Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Safiirka Cusub ee Dowladda Jabuuti u Qaabilsan Soomaaliya, Aden Hassan Aden.
Arbaco, September 07, 2016 (HOL) โ Kooxo Hubeysan, ayaa Magaalada Caabud-waaq ee Gobolka Galguduud ku dilay laba nabaddoon oo lagu kala magacaabi jiray, Fanax Aadan iyo sidoo kale Maxamed Barre Diini, waxayna sidoo kalena dableydani dhaawaceen sagaal qof oo ay ku jiraan saddex dumar ah iyo laba naddoon oo kale.
Talaado, September 07, 2016 (HOL) โ Ciidammo ka Tirsan Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM, ayaa Maanta la geeyay Qaybo ka mid ah xaafadda Howl-wadaag ee Degmada Beledweyne, kuwaasoo sugaya Amniga xaafadda, kaddib markii ay soo If-baxeen Xiisado colaadeed oo u dhaxeeya labo beelood oo halkaas wada-dega.