More Articles
Arbaco, Maarso, 15, 2017 (HOL) โ Dowladda Britain oo dhinaceeda walaac baโan ka muujisay abaarta ka jirta qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay dhaqaaalle ku bixineyso gurmadka dadka ay sameeysay macaluusha ka dhalatay abaarta.
Warkii oo dhan
Talaado, Maarso ,14, 2017 (HOL) - Masโuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in ay abaabulayaan ciidamo amni oo soo furta Markab la sheegay inay soo afduubeen kooxo hubaysan, kaasoo la geeyay meel u dhow xeebta Caluula.
Isniin, Maarso, 13, 2017 (HOL) -Warar dheeraad ah iyo faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay afafka hore ee hotel Weheliye magaalada Muqdisho.
Axad, Maarso, 12, 2017 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay Toddobaadkaan gudihiisa sameeyaan isu soo baxdyo ALLE bari iyo Roob doon ah.
Sabti, Maarso, 11, 2017 (HOL) -Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya, Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo wareysi kooban siiyay Hiiraan Online ayaa sheegay in baaritaan ay socdaan oo ku aadan, xatooyo la sheegay in lagula kacay xafiiskiisa oo ku dhex yaalla Dhismaha ay ku shaqeyso Wasaaradda Maaliyadda ee ku dhex taalla Xarunta Madaxtooyadda Villa Somalia.