More Articles
Khamiis, December, 20, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal ka soo baxay waxaa in markii uu dhinacyo badan ka eego mooshkii dhawaan laga keenay madaxweynaha dowladda Soomaaliya ugu danbeyntii go'aan lagu gaaray in laga tanaasulo mooshinka.
Warkii oo dhan
Arbaco, December, 19, 2018 (HOL)- Cabdi Casiis Xassan Maxamed Lafta -Gareen ayaa maanta ku guuleystay doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed isaga oo ku guuleytay wareegii horeba 101 cod oo noqoneysa guushii ugu ballaarneyd oo musharax madaxweyne maamul gobolleed uu wareega horeba gaaro doorashada.
Talaado, December, 18, 2018 (HOL)- Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa sheegay in Soomaaliya ay siin doonaan adduun gaaraya lacageed oo gaareya $900 million oo lagu maalgelinayo Soomaaliya.
Isniin, December, 17, 2018 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay dad u soo xirtay in ay dacwad u gudbiyeen maxkamadaha Al-shabaab oo inta badan marka la eego shacabka ku dhaqan deegaannada ay dowladdu maamusho ku xukuntamaan.
Axad, December, 16, 2018 (HOL)โWarar soo baxaya ayaa sheegaya in Is afgarad laga gaaray kulan maanta magaalada Muqdisho ku dhaxmaray guddoonka sare ee Golaha Shacabka, gaar ahaan guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen.
Sabti, December, 15, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa'id ku qabtay hotelka uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadllay xarigga Mukhtaar Rooboow iyo mooshinka madaxweynaha.