More Articles
Isniin, Feberaayo, 04, 2019 (HOL)- Nin dhallinyaro ah oo subaxnimadii hore ee Isniinta maanta toogasho ku dilay maareyaha dekedda Boosaaso ee shirkadda P&O Ports ,Paul Anthony Fermosa ayaa caawa geeryooday.
Warkii oo dhan
Axad, Feberaayo, 03, 2019 (HOL)- Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Hiiraan Online uga waramay kulamo maalmihii ugu danbeeyayba u socday masโuuliyiin ka kala tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya.
Sabti, Feberaayo, 02, 2019 (HOL)โ Madaxweynaha ku-meel-gaarka ah ee dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya Mustafe Cagjar oo dib ugu laabtay magaalada Jigjiga ayaa faah faahin ka bixiyay khilaafkii siyaasadeed ee waayadii ugu danbeeyay ka jira deegaanka iyo ugu danbeyntii in la soo afjaray.
Jimco, Feberaayo, 01, 2019 (HOL)-Xulka Kubbada Cagta dalka Qadar ayaa 3-1 ku garaacay xulka kubadda Cagta dalka Japan, taasoo u suurtagalisay in ay ku guuleystaaney Asian Cup.
Khamiis, Janaayo, 31, 2019 (HOL)- 52 qof oo meyd ah ayaa laga soo saaray xeebaha dalka Jabuuti, halkaasoo maalintii Talaadada ahayd ay ku dageen 2 doomood oo ay la socdeen dad tahriibeyaal ah, tirada dhimashada ayaana laga cabsi qabaa iney sii kororto
Arbaco, Janaayo, 30, 2019 (HOL)-Raโiisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa la kulmay madaxda siyaasadda xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Rosemary DiCarlo oo Muqdisho soo gaartay iyada iyo wafdi ay horkaceyso.