More Articles
Khamiis, Ogoosto 28, 2014 (HOL) โ Ruuxii labaad oo Mareykan ah ayaa lagu dilay dalka Suuriya, isagoo u dagaalamaya kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka CIraaq iyo Suuriya, wuxuuna ka mid ahaa dhallinyaro badan oo Mareykan ah oo ku biiray kooxdan.
Warkii oo dhan
Arbaco, Ogoosto 27, 2014 (HOL) โ Xukuumadda dalka Jabuuti ayaa maanta kasii daysay xabsiga dhexe saddex ka mid ah culumada dalkaas oo horay u taageeray isbahaysiga USN ee mucaaradka ah oo diiday natiijadii kasoo baxday doorashadii sannadkii lasoo dhaafay ka dhacday Jabuuti ee lagu soo dooranayay xildhibaannada baarlamaanka.
Mogadishu (HOL) - A delegation lead by the Somali president Hassan Sheikh Mohamud left Mogadishu airport today to attend the inauguration of the newly elected Turkish President, Recep Tayyip Erdogan in Ankara tomorrow. President elect Erdoganโs ruling Justice and Development Partyโs (AKP)
Full Story
NIROBI, Kenya โ Djiboutian President Ismael Omar Guelleh was unharmed in a shooting at the Horn of Africa country's main airport in the capital that left three people wounded, Foreign Minister Mahamoud Ali Youssouf said.
Talaado, Ogoosto 26, 2014 (HOL) โ Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegay inaysan jirin wax dhibaato ah oo kasoo gaartay toogashadii shalay gudaha garoonka diyaaradaha Jabuuti ka dhacday madaxweynaha dalkaas, Ismaciil Cumar Geelle.
Isniin, 25 Agoosto, 2014 (HOL) - Wafdi ballaaran oo kooban wasiirro ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, xubno ka socday IGAD iyo wakiillo ka socday dalalka deriska la ah Soomaaliya qaarkood ayaa maanta gelinkii danbe xilliga Somalia soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
The European Union's Home Affairs Commissioner Cecilia Malmstroem said Sunday she was "appalled" by a new report that migrants had died trying to cross the Mediterranean to get to Italy.
The 44-year-old Muslim cleric was driving with his family along a narrow highway on Kenya's coast when bullets shattered the car's windows and blood seeped through his white robes.
Axad, August 24, 2014 (HOL) - Dhawaqa rasaasta ayaa maanta laga maqlayay gudaha magaalada Mandheera ee ka tirsan gobalka waqooyi bari Kenya kadib markii dagaal u dhaxeyo labo beelood oo dhawaanahaan ka dhacaayay magaalada Rhamu oo 76 KM u jirto Mandheera, uu ku faafay deegaano kale oo magaalada Mandheera ay ka mid tahay.
Sabti, Ogoosto 23, 2014 (HOL) โ Dibadbax ballaaran oo ay kasoo qeyb-galeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta ka dhacay degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah degmooyinkii lagala wareegay Al-shabaab sannadkan gudihiisa.
NAIROBI, Kenya โ A Somali man in Kenyan police custody has admitted that he is Hassan Hanafi, who is wanted in Somalia for the killing of journalists, a senior Kenya police official said Friday.
Nairobi - Militants of the Al Shabaab extremist organisation Friday beheaded a Kenyan driver who was kidnapped at Kiunga near the border with Somalia in the coastal town of Lamu.