More Articles
Sabti, September 27, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo wareysi gaar ah siiyay VOA-da ayaa shaaca ka qaaday inay jirto kala fikir duwnaansho u dhexeysa isaga iyo ra'iisul wasaarihiisa, balse wuxuu meesha ka saaray in kala fikir duwanaashahaas uu sabab u noqon karo burbur ku yimaada dowladda.
Warkii oo dhan
MOGADISHU, (Reuters) - Somali al Shabaab militants stoned a woman to death in the southern town of Barawe on Friday after a court they had set up declared her guilty of adultery, the militants and witnesses said.
Full Story
Jimco, September 26, 2014 (HOL) โ Somalia oo nabad noqota ayuu horumarka Kenya ku jiraa, ayuu ka yiri madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta shir gaar ah oo Soomaaliya loogu qabtay New York, isagoo intaas ku daray inay dowladda Somalia taageerayaan illaa inta ay dalkeeda oo dhan ka nabadeynayso.
The local Muslim community is calling on the federal government to help fund more programs to engage youth in the wake of the apparent death of a 20-year-old Hamilton man fighting with ISIS.
Cheers and laughter filled Safari Restaurant and Event Center in Minneapolis Wednesday night as members of the Somali-American Police Association (SAPA) presented the organizationโs mission and service to the community โ with lots of jokes.
Khamiis, September 25, 2014 (HOL) โ Xarunta kulamada Minnesota ee Safari ayaa lagu qabtay kulan uu soo qaban-qaaabiyay ururka ay ku midoobeen booliiska Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka oo xaruntiisu tahay Minneota, ayna xubno ka yihiin booliis Soomaali ah oo ku nool dalka Mareykanka.
Arbaco, September 24, 2014 (HOL) โ Kooxda kubadda koleyga Soomaaliya oo ka mid ah kooxaha ka qaybgalaya sannadkan ciyaaraha kubadda koleyga ee Zone-5 oo ka socda magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa maanta markii saddexaad.
MOGADISHU, Somalia (AP) โ Negotiators paid a $1.6 million ransom for the release of a German-American journalist who was kidnapped in Somalia and held for two years and eight months, a commander of pirates who held him said Wednesday.
A group of gay activist in Dallas, Texas last Wednesday forced two hotels to deny President Museveni accommodation, saying he is a human rights violator.
Talaado, September 23, 2014 (HOL) โ Wariye Mareykan ah oo asal ahaanna kasoo jeeda dalka Jarmalka oo muddo laba sano iyo bar ah ay afduub ugu haysteen deegaanno gobolka Mudug ka tirsan kooxo burcadbadeed Soomaaliyeed ah ayaa lasii daayay, sida uu shaaciyay shabakadda Der Spiegel oo fadhigeedu yahay dalka Jarmalka.
Isniin, September 22, 2014 (HOL) โ Xulka kubadda koleyga Somalia ee ka qayb-galaya ciyaaraha kubadda koleyga ee Zone-5 oo ka socda Kampala ayaa guul-darro weyn caawa kala kulmay xulka Kenya, kaddib markii looga badiyay 97 dhibcood, halka xulka Somalia uu k helay 79-dhibcood.
Hania, Greece - When Doa al-Zamel and her fiance embarked on a voyage across the Mediterranean in an Egyptian fishing trawler, they felt their dream was coming true.